Ururka Suxuufiyiinta Somaliland SOLJA oo soo saaray warbixin ka warameysa Tacadiyadii saxaafada lagula kacay sanadkii tegay,ka maageyse ka hadalka khaladaadka Saxaafadu geysato
Hargeysa Feb 22 2013(SDN)-Ururka Suxuufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa soo saaray warbixin uu ku soo bandhigay dhiilooyiinkii soo wejahay Suxuufiyiinta sanadkii tegay. Warbixinta oo uu ku sexeexan yahay Xoghayaha Ururka Maxamed-Rashiid Muxumed Farah ayaa mid mid loogu soo bandhigay Xarig ay xukuumada Somaliland u geysatay Suxuufiyiin ka hawlgala dalka. Warbixinta SOLJA waxa lagu sheegay in…
