TACSI: INAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

    Haddaanu nahay maamulka, Macallimiinta iyo dhamman shaqaalaha Al-mustaqbal Boarding Schools waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Sh. Claahi bashe iyo dhammaan reer Daahir jaamac, geeridii naxdinta lahayd ee ku timi hooyadii Faaduma Jaamac oo ku geeriyootay magaalada Hargaysa waxaana aanu marxuumadda ilaahay uga baryeynaa inuu jannatul fardawsa kawaraabiyo eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootayna samir iyo iimaan ka siiyo….

    Read More

      Sumal Baraar Kumo Jiro-e Siilaanyo Waa Madax!

      Alla Magane waa koox Kasmo iyo aqoon iyo xirfad lagu kalacayoo Kabtan adagi laylshoo Inta loo kitaab furay Kaaf iyo Wa-tiin iyo Yaasiin Ku Kaariman! Meeshu waa Djibouti iyo habeen la xusayay 40 guuradii qoristii farta Soomaaliga ee 1972-kii hirgashay! Dad ka kala yimid degelada Soomaalida afkeeda la xusayaa degto oo la soo marti qaaday…

      Read More

        Ruushka iyo Jaamacadda Carabta oo sheegay in ay dhex dhaxaadinayaa Mucaaradka iyo dowladda Syria

        Moscow Feb 21 2013 (SDN)– Dowladda Raashka iyo Ururka Jaamacada Carabta ayaa sheegay in ay doonayaan wada hadalo toos ah oo dhaxeeya dowladda Syria iyo Mucaaradka si loo dhameeyo Rabshadaha ka soconaya dalkaasi. Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka Sergei Lavrov ayaa sheegay in Rabashadaha ka soconaya dalka Syria aysan hada la heyn fursadkale oo ay ku…

        Read More

          Warqadii Jawaabta u aheyd digniinihii Amniga Somaliland iyo falanqayn wehelisa: Hadal iyo hilboba kala qalan

          Fariimo email u badan baa I soo gaadhay tan iyo 13 kii bishan February, 2013, oo ahayd goortii aan Madaxwaynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silanyo) hortiisa ka akhriyay qaybo ka mid ah waraaq foolxun oo Wasiirka Khaarajigu uu Bulshada Caalamka, gaar ahaan Ingiriiska u qoray saddex ayaamood kadib digniintii amniga ee January 27, 2013…

          Read More

          Halyeygii Reer South Africa Oscar Pristorius oo Maalintii labaad Maxkamad Ka Muuqda (By Jaahuur).

          Pretoria-Feb-20-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeyna xiddigii reer South Africa Oscar Pistorius oo maxkamad hortaagan maalintii labaad markii lagu soo edeeyey inuu saxiibaddii khaarijiyey. Hadaba habeenkaas uu dilku ka dhacay Oscar gurigiisa waxaa la maqlayey qeylo qof dumar ah,muran varabadan iyo xabado sidaana waxaa ka dhawaajiyey oo Booliiska u sheegey jaarkiisa (Neibourhood). Xiddigan gabalkiisu dhacay ee…

          Read More

            Madax Dhaqameedka Beesha Gobolka Hawd oo cadeeyey inaan looga baqin inay Nabadgalyada dalka Wax dhaawacaya ku kacaan

            Hargaysa 21.Feb  (SDN)  Suldaan Barre Xaaji Xuseen Caraale iyo cuqaal ka tirsan Beesha Degta Goboladda Hawd, Hargeysa Iyo Togdheer ayaa  shaaca ka qaaday in beeshooda aan looga baqo qabin in ay nabad galyadda iyo jiritaanka Somaliland wax yeelaan Shir jaraa?id oo ay ku qabteen Guriga Suldaan Bare Xaaji Xuseen oo ku yaala Magaaladda Hargeysa ayaa waxa…

            Read More

              Barnaamij Gaara oo aanu ka diyaarinay Sanad guurada 31aad ee maalintii Dhagaxtuurka Hargeysa(DHGEYSO)

              Hargeysa Feb 21,2013(SDN)-Waxa maanta si heer qarana looga xusay magaalada Hargeysa sanadguuradii 31aad ee ka soo wareegtay dhagaxtuurkii Hargeysa ka dhacay bishii Febaury 20keedii ee sanadii 1982dii. Baarnaamij gaara oo aanu idiinka diyaarinay sanad guuradii 31aad ee maalintii Dhagaxtuurka Hargeysa ayaanu halkan idiinka soo gudbineynaa. Wariyahayaga magaalada Hargeysa Yusuf Ismaaciil ayaa warbixintan ee dhegeysi haboon…

              Read More

                WAR DEG DEG AH :Mudaharaad baladhan oo cawa ka socda boorama daawasho wacan

                Boorama 21Feb13 (Qurbejoog)Telefishin laga daawado gudaha magaalada Boorama oo la yihdaahdo Rayo TV ayaa caawa xukumada Siilanyo abaara sideedii fiidnimo Iriradaha u laabtay markii sida la sheegay uu dhawr Habeen oo isku xiga sii daayey Barnaamij salaadiini ku dhaliishey xukumada Siilanyo iyo Gabay la sheegay in xukumada Siilanyo iyo wakiilada xukumada Boorama u joogaa aanay…

                Read More

                  Tartan Orodka Shanta Kilo Mitir ah oo lagu Xusayo Maalinta dhalinyaradda Somaliland oo Hargaysa lagu qabtay

                  Hargaysa 20.Feb (SDN)   Tartan orodka Shanta Kilo Mitir ah oo lagu Xusayo Munaasibada 20ka bisha February ee dhalinyarada Somaliland ayaa galabta lagu qabtay Magaalada Hargaysa. Tartankan oo ay soo qaban qaabisay Dalada Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo isla markaana iskaashi kala yeelatay Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ayaa furitaankiisii ka qayb galay agaasimaha waaxda ciyaaraha ee Wasaarada…

                  Read More

                    Wasiirka Cadaalada oo Xadhiga ka jaray Dhismayaal loogu talo galay askarta ilaalada Xabsiga Hargaysa

                    Hargaysa 20.Feb (SDN)   Wasiirka Wasaarada Cadaalada ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid ayaa maanta si rasmi ah Xadhiga uga jaray dhismayaal loogu talo galay askarta ilaalada Xabsiga dhexe ee Magaalada Hargaysa. Munaasibad kooban oo lagu qabtay bogcada laga hirgaliyay dhismayaashan isla markaana ay ka soo qayb galeen Taliyaha Ciidanka Asluubta,ku xigeenkiisa labaad,Saraakiil ka tirsan…

                    Read More

                      Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo ka qeybgalay MunaasabadaQiimee Qofkaaga Si Aad Qiime u Yeelato”(DHEGEYSO)

                      Hargeysa Feb 20,2013(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Madane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Ka qayb galay Munaasibad Balaadhan oo loogu Magac Daray “Qiimee Qofkaaga Si Aad Qiime u Yeelato” oo Lagu Qabtay Huteelka  Maansoor ee magaalada hargaysa. Barnaamij aanunu Munaasibada idiinka diyaarinayna waa kan ee ka bogta.   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Qiimee.MP3″] SDN-Hargeysa contact@somalidiasporanews.com

                      Read More

                        Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha oo Gaadhay Magaalada Laas qoray

                        Laasqoray 20 Feb.(SDN)   Wefti Culus Oo Uu Hogaminayo Wasiir Ku Xigeenka Wasarada Macdanta Iyo Biyaha Somaliland Cabdisalan Maxamed Xasan Oo Dhowaanahanba Socdaal Shaqo Ku Gaala Bixinayay Deganada Sanaag Bari Ayaa Soo Gaadhay Magalada Laasqoray Waxana Intii An Weftigu Soo Cagadhigan Magaaladasi Laasqoray Lagu Qaabilay Degaanka Xabaasha Aw Cali Halkaaso Dadka Degaankasi Ay Weftiga Wasiirka Uga…

                        Read More

                          Gudoomiyeyaasha Cusub ee Gobolada Togdheer iyo Sool oo kulamo la yeeshay Madaxda Laamaha Dawlada

                          Hargaysa 20.Feb (SDN) Gudoomiyayaasha Gobolada Togdheer Axmed Cumar Xaaji C.laahi Xamarje iyo Gudoomiyaha Gobolka Sool Maxamed Faarax Aadan, ayaa manta kulano xogwareysi ah Waxay kula Yeesheen xafiisyadooda Magaalooyinka Burco iyo Laascaanood Madaxda Laamaha Dawalada ee labadaas Gobol. Gudoomiyaha Gobolka Togdheer  Mudane Axmed Cumar oo Kulankaas ka hadlay ayaa Sheegay in Nuxurkiisu yahay Sidii ay isu…

                          Read More

                            Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir oo dib u dhigtay Dhageysiga Wariye C/casiis Koronto iyo Haweeney la eedeysan

                            Muqdisho Feb 20 2013 (SDN)— Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta bilaawday Dhageysiga Kiiska Wariye C/casiis Koronto iyo Haweeney sheegtay in ay kufsadeen Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya kuwaasi oo lagu xukumay min halsano oo xarig ah. Dhageysiga Maxkamadda oo maanta dheeraaday ayaa waxaa la sheegay in labada dhinac ay soo badhigeen cadeymo badan oo…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo oo ka Qayb galay Madal loogu Magac daray Qiimee Qofkaaga Si aad Qiimo u Yeelatid

                              Hargaysa 20.Feb (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Madane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Ka qayb galay Munaasibad Balaadhan oo loogu Magac Daray “Qiimee Qofkaaga Si Aad Qiime u Yeelato” oo Lagu Qabtay Huteelka  Maansoor ee magaalada hargaysa. Munaasibadan  Loogu Magac Daray “Qiimee Qofkaaga si aad Qiime U yeelato ayaa waxa ka soo qayb galay Madaxweynaha…

                              Read More