WFP oo sheegtay in ay howla quudin ah ka bilaabeyso qeybo ka mid ah Soomaaliya
Geneva Feb 24 2013 (SDN)– Warbixin ay soo saartay Hay’ada WFP,ayaa waxay ku sheegtay in Soomaaliya laga dareemayo baahi dhanka quudinta cuntada ah,xilli WFP dooneyso inay wax ka qabato xaaladaha baahida Bini-adanimo ee ka jirta dalka Soomaaliya gaar ahaan Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Warbixinta ayaa si gaar ah u xuseysa in iminka dhibaatada cuno la’aanta…
