Danjira Mahiiga oo si kulul u canbaareeyay qaraxyadii ka dhacay Magaalooyinka Soomaaliya
Muqdisho Feb 19 2013 (SDN)– Warqoraal ah oo ka soo baxay xafiiska siyaasada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNPOS),ayaa lagu dhaleeceeyay weeraradii ugu dambeeyay ee ka dhacay Soomaaliya inta lagu guda jiro bilowga iyo bartamaha bishan February 2013,oo ay ka mid tahay dilkii Magaalada Garoowe loogu geystay Sheikh Abdiqadir Nur Farah, “Ga’amey”. Sidoo kale warka qoraalka…
