Wasiirka Macdanta iyo Biyaha oo ka Waramay halka uu Marayo Mashruuca lagu balaadhinayo biyaha Caasimada Hargaysa
Hargaysa 12.Feb (SDN) Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo biyaha Md,Xuseen Cabdi Ducaale ayaa maanta Kulankii ugu horeeyay la yeeshay Gudida Mashruuca balaadhinta biyaha caasimada hargaysa,oo uu Midowga Yurub ugu deeqay Somaliland. Madaxda Kulankan ka qayb galay oo ka kala socday Midowga Yurub, Hay’ada Un Habitat,Wakaalada Biyaha,Dawlada Hoose iyo Wasaarada Qorshaynta Qaranka ayaa lagaga hadlay Sidii loo…
