Golayaasha Deegaanka ee Cusub oo qabsaday tubta kuwii ay bedaleen iyo Caasimada Hargeysa oo hibanaysa Maayar Jiciir
Hargeysa Feb, 11 2013 (SDN)- Golayaasha deegaanka Somaliland ee degmooyinka dalka loo soo doortay laba bilood iyo dhowr maalmood ka hor, ayaa ilaa hadda waxqabadkoodu aanu muuqan, waxaana soo baxaya dhaliilo dhinaca shaqadooda ah. Xildhibaanada golayaasha deegaanka Somaliland oo shacabkii soo doortay ku han-waynaayeen inay wax badan ka badali doonaan degmooyinkooda isla-markaana ay dabooli doonaan…
