Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Si Rasmi Ah U Furay Siminaar Looga Hadlayo Xeerka Isgaarsiinta Iyo Warbaahinta

    Moqdisho, 11, Feb 2013(SDN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta si Rasmi ah u furay Siminaar looga doodayo xeerka Isgaarsiinta iyo Warbaahinta oo ay soo diyaarisay Wasaarada Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta iyo Gadiidka, waxaana siminaarkaan ka soo qayb galay bahda Saxafada, Isgaariisnta iyo Khubaro ka socota caalamka. Xeerkaan ayaa u jeedkiisu…

    Read More

      Prime Minister pledges wide consultation over telecommunications and media law and commits to a free press

      His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today said the government would be establishing the legal framework for a free press and properly regulated telecommunications sector only after consulting widely to bring in its Telecommunications and Media Law.   Speaking at the opening of a two-day consultation on Telecoms and Media Law in Mogadishu, the…

      Read More

        ROOTS: CAMELS CAME FROM CANADA

        In a recent meeting with 40 Toronto Toastmasters, I asked if anyone of them ever saw a camel in Canada, or for that matter, had any idea of its origins.  Five of them responded that they saw the beast in a Zoo, and two of them said that camels originated from Somalia.  It is a…

        Read More

        Xulka Nigeriya ayaa Ku Guuleysatey Koobka Qaramada Africa Markii uu 1-0 Ku Sagootiyey Xulka Burkina Faso (Cup Of Nations Final 2013) By Jaahuur.

        Johnhansburg-Feb-11-201qurbejoognews.com-Akhyaartay qubnaheena iyo maanta waxaynu ku eegeynaa horyaalkii koobka Afirka oo lagu kala faataxaystey. Koobkii xulka qaramada Afirka ayaa mardhaweyd ku soo gabagaboobey caiga South Afrika waxaana ciyaartii kama dambeysta ahyd foodda isla galay xulka Nigeria iyo xulka Burkiia Faso. Ciyaatan oo ay ka soo qeybgaleen dadweyna caga-cageynay 78,000 cabcan waxaana ka maqneyn taageerayaasha labada…

        Read More

          Rugta Ganacsiga ee Somaliland iyo Wefti ka socda Shirkado ka Jira Turkiga oo ka wada hadlay Maalgashi ay Somaliland ku sameeyaan.

          Hargaysa 10.Feb   (SDN)     Rugta ganacsiga wershadaha iyo beeraha ee j sl ayaa Munaasibad marti- qaad sharaf  u samaysay,Wefti ka socda qaar ka mida shariikadaha ganacsi ee ka jira wadankaasi turkiga kuwaasi oo booqasho haatan ku jooga dalkani jsl. Marti qaadkan  soo dhowaynta weftiga oo lagu qabtay hotelka ampassador ee magalada hargaysa waxa kasoo qayb…

          Read More

            Dalxiisayaal Kulamo la yeeshay Wasiirka Warfaafinta iyo Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha.

            Hargaysa 10.Feb   (SDN)    Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane Abiib Diiriye Nuur  ayaa maanta  xafiiskiisa ku qaabilay Koox dalxiisayaal ah,oo booqasho ku jooga dalka Somaliland. Xubnahan Dalxiisayaasha ah oo ka kala socday Wadamada Ingiriiska,Jarmalka iyo Faransiiska . Haweenay ka mid ah Dalxiisayaasha ayaa Sheegtay inay tahay markii ugu horaysay ee ay Somaliland timaado isla…

            Read More

              Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Maroodi jeex oo Xilkii kala Wareegay Gudoomiyihii hore ee loo bedelay Gobolka Togdheer.

              Hargaysa 10.Feb   (SDN)        Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Maroodi jeex Maxamed Maxamud Jeeni yare ayaa si rasmi ah Xilkii ugala Wareegay Gudoomiyihii hore ee Gobolka Maroodi jeex,oo loo magacaabay Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji C.laahi Xamarje. Xaflada ay labada guddoomiye xilalka kula kala wareegayeen oo lagu qabtay xarunta wasaaradda arrimaha guddaha ee magaalada Hargaysa, waxa…

              Read More

                Tababar ku Wajahan Sidii aanay Dugsiyada Waxbarashadu u Xidhmin Xiliyada Jiilaalka oo Degmada Faraweyne lagu soo gabo gabeeyay.

                Faraweyne 10.Feb (SDN)    Aqoon isweydaarsi lagaga hadlayay sidii loo samayn lahaa qorshe ku wajahan sidii dugsiyada Waxbarashadu aanay u xidhmi lahayn Xilliyada abaaraha ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyay Xarunta Dawlada Hoose ee Degmada Faraweyne . Aqoon isweydaarsigan oo ay hirgalintiisa iska kaashadeen Ururka Wadaniga ah ee Havayooko iyo Maamulka Degmada Faraweyne waxaa ka qayb…

                Read More

                  Xildhibaano ka tirsan Barlamanka Burundi oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho

                  Muqdisho Feb 10 2013 (SDN)— Waxaa maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dalka Burundi kuwaasi oo garoonka Muqdisho ay kusoo dhaweeyeen Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanadaan ka yimid dalka Burundi oo tiradooda ay gaaraysa ilaa lix Xildhibaan ayaa ujeedka ay uyimaadeen Magaalada Muqdisho wuxuu yahay inay soo booqdaan markii ugu horeysay….

                  Read More

                    Howlgalo dad lagu soo qab qabtay oo Ciidamad dowladda ka sameeyeen Gobolka Sh/hoose

                    Marka Feb 10 2013 (SDN)— Saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa faah-faahin ka bixiyay howlgalo ay ka sameeyeen wadada isku xirta Gobalka Shabeelaha dhexe iyo Magaalada Muqdisho. Korneyl Maxamed Maxamuud Saneey oo kamid ah saraakiisha ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobalkaasi ayaa sheegay in howlgalka ay kusoo qab qabteen dad gaaraya ilaa afar…

                    Read More

                      Shirka Maamul u sameynta Jubooyinka iyo Gedo oo maanta ka furmaya Kismaayo

                      Kismaayo Feb 10 2013 (SDN)— Wararka laga helayo saakay Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu maanta ka furmayo shirka looga hadlayo maamul u sameynta gobolada Labada Jubo iyo Gedo. Saraakiil ka tirsan Maamulk KMG ah ee ka arimiya Magaalada Kismaayo  ayaa sheegay in intabadan wafuudii ka qeybgaleysay shirkaasi looga hadlayo…

                      Read More