Saraakiisha Maamulka Amaanka Baladweyne oo faah faahin ka bixiyay Amaanka Magaaladaasi

    Baladweyne Jan 24 2013 (SDN)– Saraakiisha ciidamada Booliiska ee Gobalka Hiiraan ayaa faah-faahin ka bixiyay howlgalo ballaaran oo ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ka sameeyeen Magaalada Beladweyne. Taliyaha ciidamada Booliiska Gobalka Hiiraan Cali Dhuux Mahad Alle ayaa sheegay in ciidamada Dowladda ay si joogto ah maalin waliba howlgal uga sameeyaan gudaha Magaalada Beladweyne. Wuxuu sheegay in…

    Read More

      Al Shabaab oo ku hanjabay in dilayaan maxaabiis u dhalatay dalka Kenya oo gacantooda ku jira

      Muqdisho Jan 24 2013 (SDN)– Kadib warbixin Barta Twitterka ay soo dhigeen Al-Shabaab ayaa waxay fariin digniin ah ugu jeediyeen Kenya oo ku aadan in xabsiyada Kenya laga sii daayo dadka lagu haysto falalka la xariira Al-Shabaabnimada. Warbixinta Al-Shabaab ay soo dhigeen boga Twitterka ayaa lagu sheegay in hadii Kenya ay daneyneyso nolosha lahaystayaasheeda ee…

      Read More

      South Afrika oo 2-0 Kaga Ciil Baxdey Angola(Cup Of Nation) By Jaahuur)

      Moses Mabhida Stadium-S-Africa-Jan-23-2013-qurbejoognews.com-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha wali waxaynu ku qadaadhigeyna horyaalka kubadda cagta ee qaaradda Afrika (Cup Of Nation) oo si habsami ah u socda. Ciyaar ka mid ahyd koobka horyaalka Afrika ayaa maanta waxaa isku nafbaxay Bafana-Bafana (The Boys) ee South Africa iyo Angola. Xulka S-Afrika oo ka soo waaqsanlaa ciyaartii hore ee aay la…

      Read More

        Agaasimaha Tv-ga Qaranka Somaliland oo Aflagadeeey Dawlada Talada haysa ee Kulmiye oo Sheegey in uu Daaha ka Faydey Musuqmasuq Hadheyey Wasaradda Warfafinta Labadii Sanadood ee u Danbeysey.

        Waxaan salaan diiran u dirayaa dhamaan umadda reer Somaliland meel kaste oo ay dunida dacaladeeda ka  joogaan, waxaan kaloon salaamayaa dhamaan bahda saxaafadda meel kasta oo ay joogaan. Waxaan maanta qalinka u qaatay inaan u iftiimiyo shacbiweynaha reer Somaliland Fadeexadaha iyo musuqmaasuqa uu ku sheegey xukuumada talada haysa ee kulmiye mudadii 2 sano iyo badhka…

        Read More

        “Dr Gaboose Kalidii Ayuu Maskaxdiisa La Tashaday, Aniguna Waxan Go’aansaday Inan Xildhibaanadii Iyo Taageerayaashii Ummada Aan Ka War Sugo” By,Xildhibaan Saleebaan Bukhaari

        Hargeysa Jan 23,2013(SDN)-Xildhibaan Saleebaan Cawad Cali (Bukhaari) oo ka tirsan golaha Wakiilada Somaliland, isla markaana ahaa xildhibaanka kaliya ee urur siyaasadeedkii Ummada ee ku hadhay doorashadii golayaasha deegaanka ee dalka ka qabsoontay 28 November 2012-kii, isla markaana ahaa hogaamiyayaasha ururkaasi ayaa Dr Maxamed Cabdi Gaboose ku tilmaamay ku biiristiisa xisbiga Wadani in aanu kala tashanin…

        Read More

          UCID:Waanu aqbalay iscasilaadii Xoghayaha Arimaha Dibedda,si dhakhso ahna waa loogu soo buuxin doonaa cid kasta oo danaynaysa jagadaasi

          Hargeysa Jan 23,2013(SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa maanta soo saaray war saxaafada loogu talo galay oo iscasilaadii looga aqbalayo Xoghayihii Arrimaha dibeda Md Maxamed Haruun oo dhawaan dalbaday in xilkaa laga wareejiyo. Lama Garanayo sababaha dhabta ah ee uu Xoghayaha oo aqoon durugsan u leh Siyaasada uu xilkaa isaga casilay,waxaase jirtay in si shakhsiyana…

          Read More

            Jaaliada wadanka Holland ee haweeka qurbajooga ah oo gudoonsiiyay deeq lacageed gudida dib u dhiska wadada cad ee ina guuxa ilaa hargaysa

            Hargeysa Jan 23,2013(SDN)-Munaasibad si fiican loo soo agaasimay oo ka qabsoontay xafiiska gudida dib u dhiska wadada cad ee ina guuxaa iyo hargaysa munaasibadaaso deeq lacageed lagu gudoonsiiyay gudida dib u dhiska wadada cad. Waxaana lacagtaa gudoonsiiyay garabka haweenka ee GAAROODI gaar ahaan jaaliyada ku dhaqaqn Nederland (Holland) deeqdaas oo cadadkeeda lacageed dhamaa kun iyo…

            Read More

              Kenya Orders Somali Refugees to Go Home

              NAIROBI — Somali refugees living in Kenya are returning to Somalia by the hundreds after the Kenyan government ordered them to go back home.  The Kenyan government says the presence of Somali refugees has led to the deterioration of security in the country.  The Somalis themselves fear a government crackdown. This week, the Kenyan government…

              Read More

                Maayarka cusub ee Hargeysa muxuu ka yidhi qorshaha waxqabadkooda 100-ka maalmood ee u horeeya?

                Hargeysa 23, January 2013 (SDN)- Maayarka cusub ee magaalada Hargeysa Eng. Yuusuf Warsame Siciid, ayaa ka hadlay qorshahooda waxqabad ee 100-ka maalmood ee muddo-xilleedka golahooda cusub ugu horeeya. Maayarku waxa uu sheegay in xubnaha cusub ee golaha Deegaanka caasimadda Hargeysa loo qaybiyay dhawr guddi-hoosaad oo kala duwan, sida guddiga Dhulka, guddiga arrimaha Bulshada, guddiga Dhaqaalaha…

                Read More

                  South Wales Police recruitment for Somali community

                  South Wales Police are holding special recruitment evenings to encourage members of the Somali community to join the force. The event will highlight different roles within the police service, and raise awareness of employment opportunities. The vision of South Wales Police is to be the best at understanding and responding to our communities needs. In…

                  Read More

                    Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta Muqdisho kulan kula qaatay qaar kamid ah wadama deeqbixiyaasha

                    Muqdisho Jan 23 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmay Wakiilo ka socday Wadamada deeqda bixiya. kulanka oo ay saxaafada dibad joog ka aheyd ayaa waxaa Madaxweyne Xasan sheekh iyo safiirada kasocday dalalka taageera dowlada soomaaliya ay ku falan qeeyeen sida ugu fudud ee dowlda…

                    Read More

                      Safiirka cusub ee Kenya ay u soo magacawday Somalia iyo Cali Americo oo Maanta Muqdisho soo gaaray

                      Muqdisho Jan 23, 2013 (SDN)– Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Mudane Maxamed Cali Ameerico ayaa maanta ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde isagoo horkacayay wafdi ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Kenya. Wafdigaan ayaa waxaa ka mid ahaa Danjiraha cusub ee Kenya u soo magacowday Soomaaliya Mudane Josphat Maikara oo maanta la…

                      Read More

                        Booqashadii Burco iyo Bandhiggii Waddaniyadda (Daljirka) W/Q Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)

                        Amin barqo dheer ah, welina aan maalin-badh la gaadhin oo noqonaysa dharaartii Axadda (20/Jen/2012) ayaan baabuur ka raacay Hargeysa si aan uga qaybgalo kulan-madaleed wacyigelin ah oo ku saabsanaa sidii kor loogu qaadi wacyiga iyo dareenka waddaniyaeed ee bulshadeenna oo lagu qabanayay magaalo-madaxda Togdheer… Jidku wuxuu ahaa mid suubban waxaana darawal noo ahaa Maxamed Ibraahin…

                        Read More

                          Barnamijkii- Dareenka shacabka iyo Siyaasiga ee Hctv oo todobaadkan lagu falanqeeyey booqashadii madaxweynaha DFS ee dalka Mareykanka iyo mudaharaadkii jaalliyada soomaaliyeed ee Menissota ee dalka mareykanka.

                          London 23jan13( SDN)Barn- Dareenka shacabka iyo Siyaasiga ee Hctv oo todobaadkan lagu falanqeeyey booqashadii madaxweynaha DFS ee dalka Mareykanka iyo mudaharaadkii jaalliyada soomaaliyeed ee Menissota ee dalka mareykanka. Dood iyo falanqeyn kulul oo dhex martey martidii barnaamijka dareenka shacabka ka qayb qaadaneysey.. Durta Em-durta21@hotmail.com London/Uk

                          Read More