Golaha Deegaanka ee Degmada Gebilay oo ansixiyay Xeer hoosaadkii ay ku Wada Shaqaynayeen.
Hargaysa 26.Jan.(SDN) Golaha Deegaanka ee Degmada Gebilay ayuu maanta si rasmi ah ugu furmay Kalfadhigoodii 4aad,Waxaana lagu ansixiyay laba iyo Sodon qodob oo uu ka kooban yahay Xeer hoosaadka ay ku Wada Shaqaynayaan Mudanayaasha Golaha Deegaanku . Fadhigan oo ay ka soo xaadireen Kow iyo Labaatanka Xildhibaan ee uu ka kooban yahay Golaha Deegaanka…
