Kenyaoo Qaramada Midoobay weydiisatay dhaqaalo ay ku dardargaliso howlgalka ay ka wado Soomaliya

    NairobiJan 23 2013 (SDN)– DowladaKenyaayaa Qaramada Midoobay ka dalbaday inay maalgiliso WadankaKenyasiKenyaay u u kordhiso dadaalada nabadeed ay ka wadaan Soomaaliya. AmbasadorkaKenyau fadhiya Qaramada Midoobay Macharia Kamau ayaa dhamaan beesha caalamka ugu baaqay inay ka qeyb qaataan nabad ku soo dabaalida dalka Soomaaliya,isagoona si gaar ah u xusay in dhaqaalo lagu taageero howlgalka AMISOM gaar…

    Read More

      Raysul Wasaaraha Israel oo dib loo doortay

      Jerusalem Jan 23,2013(SDN)-Xisbiga Xagjirka ah Likud-Beitenu bloc ee uu hogaamiyo raiisul wasaare Benjemin Netenyahu ayaa si lama filaan ah ugu guuleystay doorasho shalay ka dhacaday dalka Israel. Raaisul wasaaraha oo guusha ka dib jeediyay kudbad ayaa sheegay in uu soo dhisi doono metesha guud ahaan dhinacyada siyaasada ee dalkaasi. “Natiijada Doorashadu waxa ay muujineysa isbedelka…

      Read More

        Ururka Midowga Yurub oo balaariyay Tabarada ay siiyaan Ciidamada dowladda muddo labo sano ah

        Brussels Jan 23 2013 (SDN)– Fadhi ay xubnaha guddiga amaanka ururka midawga Yurub ku yeeshay magaalada Brussels ee  xarunta u ah ayaa waxay ku go’aamiyeen in lasii wado tababarada ururka midawga Yurub uu siiyo ciidamada dawlada Soomaali si loo helo ciidamo Soomaaliyd oo awood leh. Bayaan ay guddigaan soo saareen ayaa waxaa lagu sheegay in la…

        Read More

          Jeylaani Nuur Iikar: Turkigu waxa ay dadajinayaan qorshaha ay ku dhisayaan Aqalka Baarlamaanka Soomaaliya

          KhartoumJan 23 2013 (SDN)– Jeylaani Nuur Iikar Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ku sugan dalkaSudanayaa sheegay in dowladda Turkiga ay dadejinayso dhismaha aqalka Baarlamaanka Soomaaliya. Kulan labada masuul ku dhexmaray dalkaSudanayaa wuxuu sheegay in arimaha ugu muhiimsan oo ay kawada hadleen ay aheyd sidii dowladda Turkiga ay ugu dhaqsan laheyd dhismaha xarunta…

          Read More

            Madaxweynaha Soomaaliya oo socdaal dheer kaddib saakarya Aroortii dalka dibu ugu soo laabtay

            Muqdisho Jan 23 2013 (SDN)- Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo noqday kadib safaro uu ku soo maray dalalka Mareykanka iyo Sacuudiga halkaasi oo uu kaga soo qeybgalay shirar muhiim ah. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa saaka aroortii kasoo dagay Airportka Muqdisho isaga oo ay wehliyaan xubno ka tirsan wafidigii ku hogaaminaye…

            Read More

              Somali-Canadian parents propose solutions to violence

              Members of the Somali-Canadian community rocked by dozens of unsolved slayings in Ontario and Alberta are calling for a federal task force to investigate the homicides and for a strengthening of the witness protection program. “This is an emergency,” said Habiba Adan, whose son Warsame Ali, 26, was gunned down in Toronto last September. She…

              Read More

                DHAGEYSO: Wasiirka Gaashandhigga oo ka warbixiyay kulan ay maanta Gudigga Farasamada ku yeesheen Muqdisho

                Muqdisho Jan 22 2013 (SDN)– Wasiirka Gaashandhigga dowladda Soomaaliya ayaa faah fahin waxa uu ka bixiyay kulan ay maanta Garoonka Diyaarada Muqdisho ee Aadan Cade ku yeesheen Gudiga Farsamada Ciidamada Milateriga Soomaaliyeed kaasi oo ay uga hadleen arrimo badan oo muhiim ah. C/xakiim Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa tilmaamay in waxyaabihii ay ka hadleen oo muhiim…

                Read More

                Ivory Coast oo 2-1 KU Furdaamisey Togo (by Jaahuur)

                South Africa-Jan-22-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxynu ku jibaaxeynaa ciyaar ka tirsaneyd koobka horyaalka ee qaaradda Afrika oo ay madax isla galeen Ivory Coast iyo Togo. Ciyaartan oo runtii aad u xiisa badneyd oo la wada sugayey waayo waxaa ciyaarayey ciyaartoy ka ciyaarta Yurub sida yaya Toure,Didier Drogba,Adebayor,Gervinho iyo qaar kale. Runti labada kooxood waxay soo bandhigeen ciyaar…

                Read More

                  DHAGEYSO: Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya oo sharxaya qaabka maamulo loogu sameynayo degmooyinka iyo golada laga saaray Al Shabaab

                  Muqdisho Jan 22 2013 (SDN)– Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya C/kariim Xuseen Guuled oo la hadlay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa waxa uu sharaxay qaabka wasaaradiisa ay u qabaneyso shaqda golaha wasiiradu ay u igmadeen ee ah maamul u sameynta gobolada laga saaray Xarakada Al Shabaab. Mr. C/kariim ayaa sheegay in…

                  Read More

                    Wasiirka Ganacsiga ee Somaliland oo Xilalkii u kala Wareejiyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Ganacsiga iyo Wershadaha.

                    Hargaysa 22.Jan.(SDN)Xaflad ay Xilka kula kala wareegayeen Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa maanta lagu qabtay Xaruntooda Magaalada Hargaysa. Waxaa Xilwareejintan Goob joog ka ahaa Wasiirada Wasaaradaha Ganacsiga Mudane C.risaaq Khaliif Axmed,iyo Wershadaha C.risaaq Cali Cismaan,Madaxda Waaxyaha Wasaaradahaasi iyo hawl wadeenada ka shaqeeya. Waxaa halkaasi ka hadlay Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaarada…

                    Read More

                    Koobka Horyaalka Africa(Kooxuhu Ma Waxay Ku Balameen Bar-bardhac)(By Jaahuur)

                    South Africa-Jan-22-2013-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku qadaadhigeyna koobka horyaalka ee qaaradda afrika oo sidii loogu talagaley uga socda South Africa (Cup Of Nation) Haddaba ciyaarihii la soo ciyaarey waxaad u maleysaa iney ku soo balameen in wax goolal ah la iska dhalin. Ciyaartii lagu furey koobkan horyaalka Afrika waxaa foodda isla galey South Africa…

                    Read More

                      Ciidamada Qaranka oo Khasaare Gaadhsiiyay Kooxda Nabad diidka ah ee Khaatumo oo Weerar ku soo qaaday fadhiisinka Xudun ee Gobolka Sool.

                      Hargasya 22.Jan (SDN)Ciidamada Qaranka ee Jiida Xudun ayaa dhirbaaxo kulul kaga jawaabay Weerar gardaro ah oo ay ku soo qaadeen Maleeshiyaadka Nabad diidka ah ee Isku Magacaaba Khaatumo isla markaana kaga qabsaday Gaadiid Tikniko ah,kuwo Xamuul ah iyo Maxaabiis.   War qoraal ah oo uu ku saxeexan yahay Taliyaha Ciidamada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Ismaaciil Maxamed…

                      Read More

                        Axmed Madobe oo sheegay in maamul u sameynta Jubooyinka iyo Gedo ee gabo gabo mareso

                        Kismaayo Jan 22 2013 (SDN)— Hogaamiyaha Kooxda raaskambooni Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo maanta Saxafiyiinta kula hadlaayay Magaalada kismaayo ayaa tilmaamay in heer gaba gabo ah uu maraayo maamul u sameynta Gobolada Jubooyinka iyo Gado. Hogaamiyaha Kooxda raaskambooni Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo maanta Saxafiyiinta kula hadlaayay Magaalada kismaayo ayaa tilmaamay in heer gaba gabo…

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo oo ka qayb galay aaska Alle ha u naxariistee Marxuun Aadan Tarabi Oogle

                          Hargaysa 22.Jan (SDN) Dhinaca kale Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa ka qayb galay aas balaadhan oo loo sameeyay Alle ha u naxariistee Marxuun Xildhibaan Aadan Tarabi Oogle , Waxaa kale oo aaskan ka qayb galay Shirgudoonada Golayaasha Wakiilada Iyo Guurtida,Xildhibaanada labada aqal,Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada,Siyaasiyiin, Aqoon yahano,Madax dhaqameed,Culimaa-udiin iyo dadweyne…

                          Read More

                            Maxkamada ciidanka qalabka sida ee dowladda oo xukuno kala duwan ku riday Askar ka tirsan ciidamad dowladda

                            Jowhar Jan 22 2013 (SDN)—Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Dowlada Soomaaliya ayaa maanta Xukun dil iyo Xabsi waxaa ay ka fulisay degmada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha dhexe. Kadib markii ay gareen maanta Jowhar Masuuliyiinta maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa durba waxaa ay xukuntay afar ruux oo lagu soo eedeeyay dambiyo kala duwan. Gudoomiyaha Maxkamada…

                            Read More

                              Ra’iisul wasaare Saaci iyo Danjire Mahiiga oo maanta Muqdisho ku kulamay, Maxay kawada hadleen Aqriso (Warsaxaafadeed)

                              Axad, January 22, 2013—-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q/midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Amb. Augustine Mahiga. Labada mas’uul ayaa ka wadahadlay arrimo dhowr ah oo ay ugu horeysay Horumarada Xukuumada, aqoonsiga Dowladda Mareykanka iyo sidoo kale Difaaca Xuquuda Aadanaha iyo Dib…

                              Read More