DHAGEYSO: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya qudbadii uu ujeediyay dadkii isugu soo baxay Banaabax ka dhacay Muqdisho
Halkan Ka Dhageyso Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

qurbejoog
Halkan Ka Dhageyso Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya
Hargaysa 21.Jan (SDN) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada oo uu Weheliyo Maareeyaha Dekeda Berbera ayaa maanta ku soo laabtay dalka kadib markii ay soo dhamayteen Safar shaqo oo ay ugu maqnaayeen wadanka Isu taga Imaaraadka Carabta,iyagoo ka soo degay Madaarka Magaalada Berbera. Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Warbaahinta ugu waramayay Qolka Nasashada ee Madaarka…
Muqdisho, Isniin, 21, Jan, 2013….Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, waxaana shirka looga hadlay qoddobo dhowr ah oo ay ugu horeysay qorshaha dib-u-xasilinta dalka, Dhismaha maamulada gobolada iyo dagmooyinka, dhulka iyo hantida Dowladda ee lahaysto. Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha…
Muqdisho Jan 21 2013 (SDN)— Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa waxa uu gaaray Magaaladaasi, isagoo halkaasi kula kulmay mas’uuliyinta gobolkaasi. Wafdiga Qaramada Midoobay ka socday oo ka koobnaa hay’addaha OCHA iyo WFP ee qaabilsan hormarinta iyo Cunada ayaa gaaray Baladweyne barqanimadii saakay. Markii wafdiga uu…
Hargaysa 21.Jan(SDN) Gudoomiyaha Hay’adda maamul wanaagga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa Md Axmed Muxumud Madar ayaa maanta tababar ku saabsan la dagaalanka musuqmaasuqa, socona doona muddo labo cisho ah u furay shaqaale ka hawlgla wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda. Gudoomiaye Madar oo kulankaasi ka hadlay waxuu sharaxaad ka bixiyey tababarkan oo ay hay’ad ahaan ugu talo galeen…
Hargaysa 21.Jan(SDN) Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xeerka Tira koobka Somaliland . Fadhigan oo uu Shir Guddoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa waxaa Cod loo qaaday ansixinta Xeerkan Waxaanu ku meel maray oo ogolaaday in la ansixiyo 30 mudane,halka ay ka diideen 5 Xildhibaan isla markaana…
Hargaysa 21.Jan.(SDN) Madaxweyne ku xigeenka JSL md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta magaalada Hargaysa kaga qayb galay bilowga wejiga labaad ee mashruuca horumarinta Dawladaha Hoose ee JPLG. Kulankan ayaa waxaa ka soo qayb galay wasiirada wasaaradaha, Maaliyadda, Qorsheynta, Macdanta iyo Biyaha iyo wasiir ku xigeenka maamulka gobolada iyo Degmooyinka ee wasaaradda arimaha gudaha, halka…
Marka Jan 21 2013 (SDN)– Wararka ka imanaaya Magaalada Marka ee Xarunta gobolka Sh/hoose ayaas heegaya in Ciidamo AMISOM iyo dowladda ah oo howlgal ka sameeynayay Magaaladaasi ay bom ku soo tuureen rag lala xiriirinayo in ay ka tirsanyihiin Al Shabaab. Afhayeen u hadlay Maamulka Degmada Marka ayaa u sheegay warbaahinta in bokaasi aanu wax…
Muqdisho Jan 21 2013 (SDN)— Banaanbaxani oo ahaa mid ballaaran islamarkaana uu soo qaban qaabiyay maamulka Gobalka Banaadir ayaa maanta waxa uu ka dhacay Beerta Nabadda ee Degmada Xamarweyne ee Gobalka Banaadir. Waxaa kasoo qeybgalay masuuliyiinta uu kamid yahay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka,Guddoomiyaha Gobalka Banaadir iyo…
Washington Jan 21,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa shalay mar labaad loo dhaaryay xilka uu hayay shantii sanadood ee ina dhaafay. Dastuurka dalka Mareykanka ayaa qeexaya inmadaxweynaha la dhaariyo bisha January 20 keeda shantii sanoba mar. Maanta ayaa lagu wadaa in Washington looga dabaaldego dib u dhaarinta madaxweynaha Mareykanka Barack Obama. Dhaarintii iyo khudbadahii madaxweynaha…
U.S. DEPARTMENT OF STATE REMARKS Secretary of State Hillary Rodham Clinton And President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud After Their Meeting SECRETARY CLINTON: Good afternoon, everyone. It is a great privilege for us to be welcoming President Hassan Sheikh and his delegation here to the State Department. Today’s meeting has been a long time in…
Washington Jan 21,2013(SDN)-Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka Hillary Rodham Clinton ayaa ku dhawaaqday in Mareykanku aqoonsaday dawlada Soomaaliya mudo 19 sanadood ka dib ah. Goaanka Mareykanka ayaa la shaaciyay xili uu madaxweynaha Soomaaliya Md Xasan Sheekh Maxamuud uu booqasho rasmi ah ku joogo dalka Mareykanka. Hadaba ku dhawaaqida siyaasada cusub ee Mareykanka ka dib ayaa…
Muqdisho Jan 21 2013 (SDN)— Dibadbax ballaaran ayaa hada wuxuu ka socdaa Magaalada Muqdisho kaasi oo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya. Banaanbaxa oo ka dhacaya halka loo yaqaan beerta Nabadda oo ka tirsan Degmada Xamarweyne ayaa waxaa ku sugan boqolaal dadweyne ah iyo sidoo kale masuuliyiin ka tirsna Dowladda. Guddoomiyaha Gobalka Banaadir…
Addis Ababa Jan 21 2013 (SDN)-Kulanka madaxda Uurka Midowga Africa oo ka furmi doona magaalada Addis Ababa ee xarunta Wadanka Ethiopia ayaa waxaa ka qeyb gali doona agasimaha Hay’ada xaquuqul Aadanaha HRW ee Qaarada Afrika u Qaabilsan, isagoona kulamo la qadan doona gudoomiyaha ururka Midowga Africa Dalamina Zuma. Shirka ayaa furmaya 27-ka bishaan, HRW ayaa…
Mogadishu — Abdikarin Hussien Guled, Somali interior and security minister has said that the government demanded the security to find those who are responsible for the targeted killings against Somali journalists in the capital. Mr. Guled stated that there would government led investigation why journalists working for Shabelle media network are particularly targeted while there…
Muqdisho Jan 21 2013 (SDN)— Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay in iminka wixii ka dambeeyo ay jiri doonto awooda Dowladda Soomaaliya. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay inaysan jiri doonin hanti shacab oo si xoog ah loo heesto Dowladda cusub ee Soomaaliyana ay ku dadaalayso inay la timaado isbedel dhab…
Muqdisho Jan 21 2013 (SDN)— Dalka Sacuudiga ayaa maanta waxaa ka furmaya shir looga hadlayo dhaqaalaha wadamada carabta kaasi oo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin kala duwan. Shirka oo ka dhacaya magaalada Riyad ee dalka Sacuudiga ayaa waxaa ka qeybgalaya masuuliyiin kala duwan,waxaana kamid ah masuuliyiinta ka qeybgalaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu…
Zeylac Jan 20,2013(SDN)-Wasiirkii hore ee Ciyaaraha Somaliland Md Cabdi Siciid Faahiye ayaa jawaab ka bixiyay hadal shalay ka soo yeeray wasiirka arrimaha guddaha ee Somaliland oo uu uga hadlay xaalada siyaasadeed ee degmeda Zeylac oo ay mudaba ka jirtay dood ku saabsan duqa cusub ee magaaladaas. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Faahiye.mp3″]
Halkan Ka Dhageyso Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya
Garoowe Jan 20 2013 (SDN)— Puntland Government welcomes the new announcement by outgoing U.S. Secretary of State H.E. Hillary Clinton in Washington, D.C., that the U.S. Government has recognized the new Federal Gover