Xoghayaha Arrimaha Dibada Maraykanka oo daboolka ka qaaday in aanay ogolayn Maraakiibta soo gala biyaha Jabaan.

    Hargaysa 19.Jan(SDN) Xoghayaha Arimah Dibada ee Dalka Maraykanka Miss.Helary Kilinton ayaa Maanta Sheegtay in Dawladeedu Ka soo Horjeedo amba diidantahay Markiibta ama Doonyaha Shiinaha ee Ku soo Xadgudbaaya Biyaha Xeebaha Dawaladu Jabaanku Qacanta Ku Hayso  iminka ee Shiinuhu Sheegto.   Miss,Kilinton Waxay Intaasi Ku dartay In la Diidanyahay talaabo lagu Burburinayo Gasiiradahaasi uu Kaligii go’aan…

    Read More

      Faransiiska oo ku jira Xaalad Feejignaan ah,Shaacana ka qaaday inay ka nadiifinayaan Wadanka Maali falaagada ka dagaalanta .

      Hargaysa 19.Jan(SDN) Wasiirka Arimaha Gudaha ee Dalka Faransiiska Mr.Manweel Faaris ayaa Maanta Ku dhawaaqay In Dalkiisu Ku jiro Xaalada Feejignaan,iyadoo Laga Shakisanyahay in Weeraro Argagixiso Dhacaan,taas oo Aargoosi u ah  Dagaalka Ciidamada Faransiisku Ku Sifaynayaan Falaagada Ka Sugan Waqooyiga Maali.   Mr.Maanweel Faalis Waxa uu intaasi Raaciyay,in ay Jiri karaan dad Faransiiska Cadow u ah…

      Read More

        “Afartan arday wax ka badani ma fadhiisan karaan fasal” Wasiirka Wasaarada Waxbarashada oo kormeer ku Maraysa Gobolka Daad Madheedh iyo Dhisme ay Xadhiga ka jartay..

        Hargaysa 19Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Marwo Sam Sam Cabdi Aadan ayaa Maanta ka furtay magaalada Oodweyne Xarun loo dhisay Gudoonka Waxbarashada ee Gobolka Daad Madheedh. Wasiirka Waxbarashadu Waxay kormeer ku soo martay Goobaha Waxbarasho ee Gobolka Daad Madheedh Sida  Dugsiga Hoose dhexe ee Harag Waafi,Dugsiga Sare ee Magaalada Oodweyne ,Waxaana warbixino halkaasi…

        Read More

          Ra’iisul wasaare Saaci: Dadaal ay Xukuumadeydu gashay ayaa lagu helay Aqoonsiga Washington

          Muqdisho Jan 19 2013 (SDN)— Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Farax Shirdoon Saacid ayaa soo dhaweeyay Aqoonsiga dowladda Maraykanku ay u fidisay dalka Soomaaliya isagoona uga mahad celiyay XukuumaddaWashingtontalaabadaasi qaaliga ku ah Shacbiga Soomaaliyeed. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa tilmaamay in Xukuumadiisu ay dadaal uga shay sidii Maraykanka uu u aqoosan lahaa dowladda cusub ee Soomaaliyaha…

          Read More

            Faah Faahin: Dadbadan oo lagu soo qab qabtay howlgallo laga sameeyay Darkinley iyo Wajir

            Muqdisho Jan 19 2013 (SDN)—Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Nabadsugida iyo sidoo kale Booliiska ayaa maanta Magaalada Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynleey ka sameeyeen howlgalo baaritaano ah oo ay ku xaqiijinayaan ammaanka Magaalada Muqdisho.  Howlgalka oo ay ciidanka kusoo qab qabteen dad gaaraya ilaa 700-qof ayaa waxaa laga kala sameeyay Degmooyinka Wadajir iyo sidoo kale…

            Read More

              Ra’iisul was are Saacid oo sheegay in baritaan deg deg ah lagu sameynayo cidii ka danbeysay dilkii Wariye Cabdi Xareed

              Muqdisho Jan 19 2013 (SDN)— Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Ra’iiusl wasaraha Soomaaliya oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa canabaareeyay dilkii loogeystay Allaha u naxariistee Wariye Cabdi Xareed Cusmaan Aadan.  Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in uu aad uga xumaaday markii uu maqlay in la dilay wariye islamarkaana uu isku dayay in ka qeyb galo…

              Read More

                Golaha Wakiilada oo Xog Waran ka dhagaystay Wasiirka duulista Hawada iyo Dareenka ka taagan lacagta 10$ ah ee Madaarada ay ku qaadaan.

                Hargaysa 19Jan.(SDN) Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta Waxay warbixin kaga dhegaystay Wasiirka wasaarada Duulista hawada Md maxamuud Xaashi cabdi,oo Sharaxaad ka bixiyay Lacagta Tobanka Dollar ah ee ay ku qaadaan Madaarada. Wasiirka Duulista hawada waxa uu sheegay in guud ahan qaranka somaliland ka kooban yahay hay’ado dawli ah oo iskaabaya danta qarankana xil ka…

                Read More

                  Mr.Silanyo Is A Ku – Ku

                  Like all other subjects in the School – Curriculum, history has it’s own aims or purpose. Mr.M.White has aptly said, “ An Aim is the conscious purpose which we keep before our minds while doing a thing or after having done. “ In general, the aims of teaching history are the same as that of…

                  Read More

                    Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Minisoota

                    Mnosoota Jan 19 2013 (SDN)— Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada Minisoota wuxuu kula kulmay jaaliyada Soomaaliyeed ee dalkaasi Mareykanka. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulanka uu la qaatay jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka gaar ahaan Magaalada Minisoota waxaa uu ahaa mid ballaaran oo ay wada qaateen Jaaliyada iyo sidoo…

                    Read More

                      Q/M oo ugu baaqday AMISOM in ay yareeyaan qasaraha soo gaaraya Shacabka Soomaaliyeed

                      New YorkJan 19 (SDN)–Saraakiisha ugu sareysa Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday Ciidamada Midowga Africa ee ku sugan Soomaaliya inay xoojiyaan ammaanka dalka islamarkaana dadaal dheeri ah u galaan sidii ay u yareyn lahaayeen qasaaraha ka soo gaarayo dadka shacabka ah gaar ahaan caruurta xilliyada howlgalada ay fulinayaan. Warbixin laga soo saaray xafiiska Ergayga gaarka ah…

                      Read More

                        Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaadanaya Jaaliyada Soomaaliyeed ee Minneapolis

                        MinneapolisJan 19 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka halkaasi oo uu kulan kula qaadanayo Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan halkaasi. Madaxweynaha iyo Jaaliyada Soomaaliyeed ee Maraykanka gaar ahaan kuwa ku noolMinneapolisayaa waxa kawada hadli doonaan arrimo badan oo ku aadan xaalada dalka iyo sida ay jaaliyadu u…

                        Read More

                          Hees Cusub Caalin Baad Ismoodee Cirka Maadigaa Tagay Waxay Jawaab u tahay Heestii Abwaan Maxamed Xasan Dhaglas Erayadii Abwaan Axmed C/laahi Maxamud Axmed Fartaag,,

                          Doha Qatar 19Jan13 (SDN) Hees Cusub Caalin Baad Ismoodee Cirka Maadigaa Tagay Waxay Jawaab u tahay Heestii Abwaan Maxamed Xasan Dhaglas Erayadii Abwaan Axmed C/laahi Maxamud Axmed Fartaag,, Cad kuwaad wadaagtaan Cadaw laguma sheegoo Canaantiyo dhaliiilaa Colaad looma qaatee Cunsur iyo qabiil iyo Car i taabo maahoo Carab dalable suugaan Cadho looma heesoo Fanka lama…

                          Read More

                            Safiirka Britain ee Soomaaliya oo cabaareeyay dil loo geysatay Wariye ka tirsanaa Shabelle

                            Muqdisho Jan 18 2013 (SDN)— Safiirka dowladda Britain u qaabilsan Soomaaliya, Ambassador Matt Baugh ayaa canbaareeyay falkii dilka ahaa ee loogeystay Wariye Cabdi Xareed Cusmaan Aadan oo ka tirsaanaa howlwadeenada fir fircoon ee Shabakada Warbaahinta Shabelle. “Anigii ku hadlaya Magaca dowladda Britain, waxaan tacsi u dirayaa qoyskii uu ka geeriyooday Cabdi Xareed Cusmaan, waxaana ku…

                            Read More