Ku dhawaad 20-ruux oo lagu soo qab qabtay howlgallo Ciidamada dowladda ay ka sameeyeen gobolka Sh/hoose

    Afgooye Jan 10 2013 (SDN)- Howlgal ay wax ka fulinayeen saraakiisha Ciidamada ugu sareeya ayaa maanta waxa ay ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka sameeyeen deegaano kuyaalla gobolka Sh/hoose.  Qaar kamid ah safiyiinta maxaliga ah oo la socda saraakiisha howsha fulineysa aya sheegay in ugu yaraan 20-qof la soo qabtay kuwaasi oo lagu eedeeynayo falal Tuuganimo…

    Read More

      AMISOM oo dhalinyarada shabaab ammaankooda balan qaaday hadii ay ka soo goostaan

      Muqdisho Jan 10 2013 (SDN)-Saraakiisha ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa shaaca ka qaaday in hadii raga ka tirsan Shabaab dhanka Dowladda Soomaaliya ay kusoo biiraan ay balan qaadayaan ammaankooda. Afhayeenka ciidamada AMISOM Korneyl Cali Aadan Xumad oo maanta warbaahinta Shirjaraa’id ugu qabtay xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in ruux waliba oo…

      Read More

      Rag la rumeysan yahay in ay ku sugan yihiin Soomaaliya oo Maraykanku madaxooda lacago duldhigay

      Wasaarada Arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday in ay lacago badan ay ku abaalmarinayso cidii soo gudbisa xogaha la xiriira Muwaadiniin Sudaniis ah oo la rumeysan yahay in ay ku sugan yihiin dalka Soomaaliya.  Wasaarada Arrimaha Dibadabada ayaa sheegtay in 5-milyan oo doolarka Maraykanka ah ay ku bixin doonto cidii keenta macluumaadka la xiriira…

      Read More

        Dowladda Faransiiska oo Malaayin doolar ugu deeqeysa dadka Soomaaliyeed eek u dhibaateysan Koofurta Somaliya

        NAIROBI, Jan 09, 2013 (SDN)- Sida ay qortay wakaalada wararka ee Faransiiska AFP dowladdaFranceayaa balanqaaday dhaqaalo ay ugu deeqeyso shacabka  Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan Koofurta Soomaaliya.  Faransiiska ayaa sheegay in hal Milyan oo Yuuro oo u dhiganta 1.3-milyan oo doolarka Maraykanka ah ay ugu deeqeyso dadka Soomaaliyeed kuwaasi oo ay dhibaateeyeen colaadaha iyo dagaalada.  Gar-gaakan…

        Read More

          MSF oo ka codsatay dowladda Soomaaliya in la baaro dadkii ka danbeeyay shaqaale looga dilay Magaalada Muqdisho

          Jan 10 2013 (SDN0- Hay’adda dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF ayaa weydiisatay dowladda Soomaaliya in baaritaan lagu sameeyo gacan-ku-dhiigle dil ugu geystay Muqdisho laba shaqaalahooda ka mid ah bishii December ee sannadkii 2011 oo ay sheegeen in dhawaan laga sii daayay xabsiga magaalada Muqdisho.iyagoo taasi ku micneeyay sharci-daro. Meinie Nicolai oo ka mid ah…

          Read More

            Faah Faahin: Booqashadii Wasiirka Arrimada Dibadda Soomaaliya ay ku tagtay dalka Talyaaniga (Warbixin)

            Rome Jan 10 2013 (SDN)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Foowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa waxa ay ka warbixisay socdaalkeedii ay ku tagtay Magaalada Rooma ee Caasimada dalka Talyaaniga iyo kulamadii ay la qaadatay dhigeeda dalkaasi iyo Jaaliyada Soomaaliyeed. Foowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa sheegtay ugu horeyn safarka ay ku tagtay MagaaladaRomeee Caasimada Talyaaniga in uu ku…

            Read More

              Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose oo ugu baaqay dowladda in garsoore loo soo magacaabo Marka

              Afgooye Jan 10 2013 (SDN)- Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa ka dalbaday dowladda Soomaaliya in ay degmada Marka u soo magacaawdo garsoore howlaha Makamadeed ee halkaasi looga baahanyahay qabta. C/qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa sheegay in aan indhaha laga daboolan kari waxa ka dhacay degmooyinka goblka Sh/hoose oo ay ugu darantahay kufsiga…

              Read More

              Tababaraha Xulka Naigeria (Stephen Keshi) oo Dhaleceyn Dusha Uga Tuurey Tababarayaasha Caddanka ee Afrika Ku soo Xoomey(By Jaahuur)

              Abuja-Jan-09-2012-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa Tababaraha xulka Nigeria Stephen Keshi oo dhaleeceyn tosha uga tuurey tababarayaasha caddanka ah ee u soo qadhaab tegey Afrika. Keshi wuxuu ka dhwaajiyey,walow uu Tababaraha reer France Herve Renard ee xulka qaranka Zambia ku guuleystey Cup Of Nation 2012-kii,laakiin waxaan gocanayaa inaana shaqadayada la soo jaleeceyn. Waxa kale oo…

              Read More

              Frank Rijkaard Muxuu Ku Soo Kordhindoona Xulka K-Cagta ee Sacuudiga? (By Jaahuur)

              Saudi Arabia-Jan-09-2012-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku qoorasaneynaa tababaraha xulka qaranka kubadda cagta ee Saudi Arabia Frank Rijkaard. Asxaabtay sida aynu ka wada dheregsanahay Rijkaard oo ka mid ahaa xiddigihii Barasamaadkii u soo kifaaxay wadankiisa Holland. Rijkaard wuxuu kale uu ku guuleystey Laba horyaal oo Spanish League  5-tii sanno uu tababaraha u ahaa Naadiga weyn…

              Read More

                Golaha Guurtida ee Somaliland oo Meel Mariyay Qodobada Ajandaha Kalfadhigooda 49aad.

                Hargaysa 09,Jan (SDN) Golaha Guurtida JSL ayaa fadhigoodii maanta Ayaa Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Ajanddaha Kalfadhigooda 49aad ee Caadiga ah. Fadhigan oo uu shir gudoominayey Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golahaasi Siciid Jaamac Cilmi ,ayaa u soo Jeediyay Xildhibaanada Golaha Guurtida ka dalbaday inay ansixiyaan ajandaha,maadaama sida uu sheegay ay doodiisu soo dhamaatay. Markaas…

                Read More

                  Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay arday dhamaystay Kuliyada Sharciga Jaamacadaha Hargaysa iyo Camuud

                  hargaysa 09.Jan (SDN) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciiil Saylici ayaa maanta shahaadooyin Gudoonsiiyay Sadex iyo Sodon arday oo mudo toban bilood ah aqoon la xidhiidha dhinaca Sharciga ku qaadanayay Jaamacada Hargaysa . Ardaydan oo ka baxay Kulliyadaha Sharciga ee Jaamacadaha Hargaysa Iyo Camuud waxa uu Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Gudoonsiiyay…

                  Read More

                    Wasiir Xaglatoosiye oo ka hadlay Hankiisa Doorashada Kursiga Madaxweyne-xigeenka dalka iyo Waqtiga uu ku noqonayo magaalada Buuhodle

                    Hargeysa 09, Jan. 2013 (SDN)-Wasiirka dib u dajinta Md. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa si cad u sheegay inuu ku jiro han ah inuu isku soo sharaxo jagada madaxweyne ku xegeen haddii uu fursadaas helo, waxaanu warar aan waxba ka jirin ku tilmaamay warar sheegayay in uu isla soo sharaxaayo madaxweyne Axmed Siilaanyo doorashada danbe….

                    Read More

                      WAA SIDE SHAQADA AY HEYSO SAFARADA SOMALILAND AY KU LEDAHAY DALKA KENYA!!!!! WARBIXINTA GOOR DHOW NAGA FILO WARIYE KHADARBITIJOOR COMMING SOON

                      WAA SIDE SHAQADA AY  HEYSO SAFARADA SOMALILAND AY KU LEDAHAY  KENYA!!!!! WARBIXINTA  GOOR DHOW NAGA ILO WARIYE KHADARBITIJOOR COMMING SOON   (KamapalaDN) waxaanu idin soo gudbin doona siday uu shaqayso safarada Somaliland ku leedahay dalka Kenya hadabo siday uu shaqaysa ma sidi lo baahnaba mis waa mid daayacday shaqadeea goor dhow naga filo war bixin…

                      Read More

                        Madaxweynaha Axmed Siilaanyo oo dhaqangaliyay Xeerarka Sirdoonka Qaranka iyo ka mihnadlayaasha Caafimaadka .

                        Hargaysa 09.Jan(SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu maanta digreeto madaxweyne ku  Dhaqan-geliyey  Xeerka Hay’adda Sirdoonka Qaranka Xeer Lr. 59/2012. Labada Warsaxaafadeed oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa u dhignaa Madaxweynuhu:-   Markuu Arkay:         Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;   Markuu Arkay:         Qodobka 75aad ee…

                        Read More