Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo dhanbaal tacsi ah u diray Shacabka iyo Dawlada Jabuuti
Hargaysa 11.Jan.(SDN) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro isagoo ku hadlaya Magaciisa ka Shirgudoonka iyo ka Xildhibaaanada Golaha Wakiilada waxa uu tacsi u diray Qoyskii Qaraabadii Iyo Xukuumada Jamhuuriyada Jabuuti oo uu ka tacsiyadeeyay Geeridii ku timid alle ha u naxariistee Gudoomiyihii Baanka dhexe ee Jabuuti Marxuun Jaamac Maxamud Xayd…
