C/xakiim Fiqi Wasiirka Difaaca Soomaaliya ayaa ugu baxayKenyasafar ku aadan Iskaashi Ciidan
Muqdisho Jan 09 2013 (SDN)- (Warsaxaafadeed Arbaco 09.01.2013) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saakay oo Arbaco ah u safray DalalkaKenya si uu ula kulmo Wasiirka difaaca dalkaas. Mudane C/xakiim Maxamuud Xaaji Fiqi wasiirka Difaaca Soomaaliya ayaa ujeedada socdaalkiisu yahay sidii la isaga kaashan lahaa Howlgallada ay …
