Khudbadii musharaxa madaxweyne kuxigeenka ucid Md abdi rashid xasan mataan uu ka jeediyey xafladii loogu dabaal dageyey guusha uu xisbiga ucid uu mar labaad ku hantay xisbinimada halkan ka dheeho

      BISMILAAHI RAXMANI RAXIIM, ALXAMDU LILAAH, A SALAATU WASAAMU CALAA RASUULI LAAH SCWS S/Land Guul S/Land Guul S/Land Guul Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka GUUL::::Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka GUUL (KampalaSDN)Guddoonka Jaaliyadda S/Land, Garabka Haweenka, Ka Dhalinyarada, Dhammaan Aqoonyahanka iyo martisharafta kale waxan idinku salaamayaa salaanta islaamka: ASALAAU CALAYKUM WA RAXMATU LAAHI WA BARAKAATAHU 1.    Waxa farxad…

    Read More

      Ahlu Sunna oo sheegtay in ay diyaar u tahay Dagaal ay ku ciribtireyso Shabaabka Gobolada dhexe

      Dhuusamareeb Jan 05 2013 (SDN)— Ururka Ahlusuna ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ee Gobalada Dhexe dalka Soomaaliya. Sida uu warbaahinta usheegay Sheekh Maxamed Cartan Shuuriye oo kamid ah saraakiisha Ururka Ahlusuna wuxuu sheegay inay iminka ku jiraan diyaargaroow ka dhan ah ururka Al-Shabaab inay ku weeraraan deeganada ay kaga sugan yihiin…

      Read More

        Wasaarada Gaashandhiga oo sheegtay in talaabo ay ka qaadeyso dadka iibiya Tuutaha Ciidanka

        Muqdisho Jan 05 2013 (SDN)— Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka go’an tahay in dadka iibiya tuutaha ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo agabka kale ee ay isticmaalaan ciidanka inay gacan bir ah ku qabtaan. Wasiirka wasaarada difaaca dalka Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in Dowladda Soomaaliya aysan udulqaadaneyn in…

        Read More

          Ciidamo Mareykan ah oo gaaray xadka Turkiga iyo Syria

          Gaziantep Jan 05,2012(SDN)-Ciidamo ka socda dalka Mareykanka ayaa gaaray dalka Turkiga meel aan sidaa uga fogeyn xadka dalka Syria,sida ay daabacday jariirada Anadolu oo ku hadasha afka dawlada Turkiga. Ciidamadan ayaa degaanka xadka geeyay gantaalada Patriotka loo yaqaan ee lidka ku ah madaafiicda ridada dheer. Dawlada Syria ayaa kordhisay gantaalada ay ku gaaraacdo degaanada Turkiga…

          Read More

            Hargeysa: Maayarka cusub oo ka soo laabtay socdaal Caafimaad iyo waqtiga xil-wareejintu qabsoomayso

            Hargeysa 04, January 2012 (SDN)- Maayarka cusub ee caasimadda Hargeysa Eng. Yuusuf Warsame Siciid, ayaa maanta ka soo laabtay socdaal dibadeed oo muddo dhawr maalmood ah qaatay. Siday ilo xogogaal ahi u sheegeen shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, maayarka la doortay waxa uu horaantii todobaadkan socdaal ugu baxay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta oo uu dhawrkii maalmood ee u…

            Read More

              Masar oo sheegtay inay qabatay Gantaalo lagu sameeyay Maraykanka oo lagu waday deegaanka Qasa ee Falastiniyiinta iyo masuuliyiinta Amniga Masaarida oo ka hadlay

              El-Arish January 04,2012 (SDN)- Masuuliyiinta amaanka ee dalka Masar ayaa sheegay inay qabteen lix gantaal oo lagu soo sameeyay dalka Maraykanka, ka hor intii aan loo gudbin magaalada Qasa ee Falastiniyiinta. Sida uu ku waramay Foxnews, masuuliyiinta Masaaridu waxay sheegeen in gantaalahan oo ah nooca lidka Taangiyada iyo lidka Diyaaraddaha, maanta lagu qabtay meel duleedka…

              Read More

                Xukuumada Soomaaliya oo galabta soo bandhigtay dad ay sheegtay in ay heysteen Burcad badeeda Soomaalida

                Moqdisho, 04, Jan, 2013……Shir Jara’id oo uu galabta ku qabtay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya xafiiskiisa Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa wuxuu faafaahin ka bixiyey la haystayaal u kala dhashay wadamada Siiriya iyo Sirilaanka oo mudo ka badan labo sano afduub ay u haysteen Burcad badeed Soomaali ah. Dadaal dheer oo ay iska…

                Read More

                  Qaybtii labaad ee Dhacdooyinkii uu Somaliland ku sagootiyay Sannadkii Galbaday ee 2012

                  Hargaysa 04,Jan (SDN) Qaybta labaad ee dhacdooyinkii Somaliland ee Sannakii tagay ee 2012 uu ku sii sagootiyay Waxaynu ku Milicsan doonaa Hanaanka Geedi Socodka Doorashooyinka .  28.04.2012 :Warlaliyihii weynaa ee Idaacada Radio Hargaysa oo dalka oo dhan wada gaadhaya ayaa laga soo dejiyay Dekada Magaalada Berbera ,Warlaliyahan ayaa awoodiisu tahay boqol Kilo Wat ,taas oo…

                  Read More

                    Maryam Qaasim Wasiirada Hormarinta Adeega Bulshada Somaliya oo oo la kulantay mas’uuliyiin Turki ah

                    Istanbul Jan 04 2013 (SDN)— Wasiirka Wasaarada Hormarinta Adeega Bulshada dowladda Somaaliya Maryam Qaasim ayaa waxa ay Magaalada Istanbul kula kulantay Ra’iisul wasaara Kuxigeenka dalka Turkiga Bakir Bozdag iyo waliba Wasiirka Caafimaadka dalkaasi Recep Adkag. Maryam Qaasim oo labadan mas’uul si gooni gooni ah ula kulantay ayaa waxa ay ugu horeyn is arkeyn Ra’iisul wasaara…

                    Read More

                      Dhacdooyinkii uu Somaliland ku sagootiyay Sannadkii Galbaday ee 2012

                      Hargaysa 04.Jan. (SDN) Sannad Waliba Hoodiyo Hawl iyo dhibaatiyo Wuxuu Hadimo leeyahay Waa laga helaayo Hadhoow lagu Xasuustaa,Kii noo Hagaagee Noqo loo hanweyn yahay.   Sannadka Galbaday ee 2012, Waxa uu Somaliland ugu Suntan yahay isla markaana uu Koobsaday Guulo badan oo qarankani  gaadhnay,Waa Sannad ay Dublamaasiyada iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee Somaliland la lahayd…

                      Read More

                      Kabtanka Chelsea Terry oo Dhaawac Ka Soo Kabanla Malaha waa Tii uu Kaga Shubi Lahaa.

                      London-Jan-04-2013-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku eegeynaa Kabtankii hore ee xulka Ingiriiska ahna Kabtanka kooxda calankeedu sii dhacayo ee Chelsea John Terry oo dhaawac ka soo kabanla. Haddaba Tababaraha naadiga Chelsea Rafa Benitez ayaa ka dhawaajiyey inuuna wax fikrad ah ka haysanin wakhtiga uu Terry ka kaban doono dhaawacaa soo gaadhey. Kabtankii hore ee Ingiriiska…

                      Read More

                        Soomaaliya oo ku howlan in ay hesho dhaqaalaha dowladda uga xayiran wadamada dibadda

                        Nairobi Jan 04 2013 (SDN)— Dowladda Soomaaliya ayaa ka shaqeyneysa qoshe ay dib ugu soo ceshaneyso dhaqaalaha ku xayiran Wamada iyo hay’addaha shisheeye tan iyo 1991dii markaasi oo ay burburtay dowladiii dhexe ee Soomaaliya. Safiirka Soomaaliya u fadhigaya Kenya Maxamed Cali Nur Ameriko ayaa u sheegay wargeyska Nation in aysan jiri doonin hanti dowladda Soomaaliyeed…

                        Read More

                          Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo beeniyay in Soomaalida lagu qasbayo in ay dib u laabtaan

                          Nairobi Jan 04 2013 (SDN)— Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Ameeriko oo lahadley warbaahinta ayaa beeniyay in dadka Soomaalida ee mudooyinkan danbe gaarayey dalka soomaaliya in qasab looga soo saaray dalka Kenya. Maxamed Cali Ameriko ayaa intaa ku darey hadalkiisa in Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya ay kala hadashay Dowlada Kenya arinta…

                          Read More

                            Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland oo kulan la yeeshay Wasiirka Britain u qaabilsan Afrika

                            Hargaysa 04.Jan (SDN) Wasiirka dawladda Britain u qaabilsan Afrika Mr Mark Simmonds, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay isla markaana ay kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo socdaal shaqo ku jooga Ingiriiska. Sida lagu Sheegay War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Wuxuu Wasiirka Arrimaha dibadda…

                            Read More