Ciidamada dowlada iyo Al Shabaab oo guulo kakala sheegtay dagaal shalay ka dhacay Koofurta Soomaaliya
Muqdisho Jan 06 2013 (SDN)— Ururka Al-Shabaab iyo saraakiisha ciidamada dowladda ee Gobalka Gedo ayaa guulo ka kala sheegtay dagaalo xoogan oo ka dhacay Gobalka Gedo deegaano ka tirsan. Maxamed Axmed oo kamid ah saraakiisha ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ee Gobalka Gedo oo la hadlay Warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in dagaalkaasi dhankooda guulo…
