Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Waalidiinta Soomaaliyeed Canada ku nool uga digay in caruurtooda ay Masaajida keligood u diraan

    Toronto Nov 25,2013(SDN)-Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka dalka Soomaaliya oo booqanaya dalkan Canada ayaa digniin culus u soo jeediyay Waadlidiinta Soomaaliyeed ee dalkan ku korsanaya ubadka. Cabdiraxmaan Aadan Ibrahim oo imaantinkiisa Canada ku weheliyay xildhibaan dhawaan Soomaaliya ku soo dhaawacmay ayaa saxaafada u waramay. Xildhibaanka oo haatan ka mid ah Guddida arrimaha Dibedda ee Baarlamaanka Soomaaliya…

    Read More

      Wasiirka arrimaha dibedda Iran oo si weyn Tehran loogu soo dhaweeyay,hashiiskii Nuclearka ee Geneva ka dib

      Tehran Nov 25,2013(SDN)-Wefdigii dalka Iran uga qeybgalay gorgortankii dalkaasi la galay reer Galbeedka ee Barnaamijka Nuclear-ka oo mudo tobaneeyo sanadood ka dib heshiis laga garay Axadii. Wefdiga Iran uga qeyb qaatay wadahadalada oo uu hogaaminayay wasiirka arrimaha dibedda ee dalkaasi Maxamed Javad Zarif ayaa gegida duyuuradaha ee Tehran si weyn loogu soo dhaweeyay. Boqolaal ruux…

      Read More

        OGAYSIIS OGGAYSIIS:CAAWA IYO HAWEENKA IYO HABLAHA UCID

        Waxa la Ogaysiinaya Dhaman  Taagarayaasha Haweenka UCID ee kunool LONDAN iyo Nawaaxigeed in laqabandoon Xaflad ka dhicidoonta magaalada LONDAN Habeenka  FREDAY 06/12/2013 .Sacada.07:00PM.ILAA IYO OO:30am Address. hoos ku qoran. EGYPTIAN HOUSE 95 BLoemfountain Road Londan W12 7DA.  {halkaasoo lagu soo bandhigi doono  talawadaag  iyo xog urrin xisbiga ah.waxaana GOOBTA  KA HEESAYA FANAANII ISUGU JIRTA RAG…

        Read More

        Sagaal Jir Reer Japan ah Ilaahayna Ku Maneystey Xirfadda Kubadda Cagta oo Dhan Ayaa Real Madrid u Saxeexay(Daawo) By Jaahuur.

        Takuhro Nakai-Japan-Nov-25-2013-Akhyaartay Koonkan Ilaahay abuurtey inta aad nooshahay waxaad ku arkaaysaa wax kaa yaabiya,Magaalada lagu magacaabo Takuhro Nakai oo ku taala dalkaa japan ayaa waxaa ku nool wiil yar oo 9-aal jir ah Ilaahayna hibo u siiyey xirfad kasta oo kubadda cagta lagu ciyaaro,bacdamaa aay naadiyaasha aduunka tartan ugu jireen sidii ay ku hanan lahaayeen…

        Read More

          Rajada Ra’isal Wasaare Saacid Oo Kor u Kacday Iyo Tiro Xildhibaanno Oo Hore Loo Sheegay Inay Ka Soo Horjeedaan Oo La Waayey

          Muqdisho:25-Nov-2013 (SDN)-iyadoo ay kala jiidashada Golaha Baarlamaanka ku dhex Maraysa Madaxweyne Xasan iyo Ra’iisal wasaare Saacid meel sare marayso, ayaa Haatan la Arkaa  Saacid oo hantiyaya Tiro badan oo aan markii hore la filaynin. Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay oo warbaahintu ka helayso Xafiiska Ra’iisal wasaaraha, ayaa sheegaya inaanay 168-ka Xildhibaan ee la…

          Read More

            Natiijada Cilmi-baadhis Jaamacad London Ku Taallaa Ku Samaysay Somaliland

            London:25-Nov-2013M(SDN)-Horumarka Tallaabo Tallaabada ah ee Somaliland ka Jira ayaa Waayadan Dambe Noqday mid soo Jiita Indhaha Waddamada HOrumaray ee Yurub. Jaamacad ku taalla Magaalada London ayaa Cilmi-baadhis ay Somaliland ku samaysay lagu ogaaday inuu jiro xidhiidh ka dhexeeya amaanka iyo horumarka, inakstoo hore xaqiiqooyin caddeynaya jirin. Cilmi-baadhis ay hogaaminaysay, Dr Laura Hammond, oo madax ka…

            Read More

              Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Kenya Deggen Oo $42 kun Ugu Deeqday Dadka Daadadku Aafeeyeen

              Nairobi:13-Nov-2013(SDN)-Xaaladda Muruga ah ee ay ku Noolyihiin Boqolaal Soomaali ah oo ay Waxyeelo u geysteen Daadadkii Dhawaan Halakeeyey, ayaa keenay in Soomaalida Meelaha Waddanka  ka Baxsan Deggeni ay Fadhiga uga Kacaan iskuna Xilqaamaan sidii ay u caawin lahaayeen. Jaaliyadda Soomaalida ee Nairobi, gacansatada Soomaalida Kenya iyo culimada ayaa $42,114 oo doollarka Maraykanka ah ugu deeqay…

              Read More

                Maamulka Dawladda Hoose Ee Burco Oo Musuqmaasuqay Waddo Magaalada Laga Dhex Samaynayo iyo Ceebaha Dul Hoganaya

                Burco:25-Nov-2013(SDN)-Maamulka Dawaldda Hoose ee Magaalada Burco ayaa Fadeexad Musuqmaasuq lugaha la Galay, kadib markii uu Dhawaan Ku Simaha Maayarka Burco Muxumed Jaamac Xoday iyo qaar kamida xildhibaanda golaha deegaanku ay Xadhiga ka jireen wadddo qabyo ah oo aan Wali Dhammaanin, isla Markaana  Bulshada u sheegeen inay Waddadaasi Dhamaatay. Fadeexadan iyo Musuq maasuqan Dul Hoganaaya Gudoomiye…

                Read More

                Ac Milan oo Gabalkeedii Sii dhacayo Markii ay 1-1 Kula Kuftey Genoa Iyo Taageerayaashooda oo ku Mudaharaadey(daawo) By Jaahuur

                Italy-San Siro Stadium-Nov-25-2013-(SDN)-Akhristiyaal Barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku wajahaynaa naadiga facaweyn ee Ac Milan oo horyaalka Talyaaniga kaalinta 13-aad kaga jirta maxaa si ka ah? Todobaadkii hore waxaynu barnaamijkeenii ciyaaraha ku soo qaadaney isqab-qabsiga badan ee faraha lagaga gubtey kana dhexeeyey madaxda sare ee naadiga Ac Milan hormodkuna ka ahayd gabadha uu dhaley malkiilaha naadiga Berlusconi….

                Read More

                  Ogaysiis:Dhammaan jaaliyadda Somaliland ee Minnesota waxaa lagu marti qaadayaa inay ka soo qayb galaan xafladda soo dhaweyn ta musharraxa madaxweyne-ku-xigeenka xisbiga Caddaallada iyo Daryeelka (UCID), mudane Cabdirashiid Xasan Mataan.

                  Ogaysiis: Dhammaan jaaliyadda Somaliland ee Minnesota waxaa lagu marti qaadayaa inay ka soo qayb galaan xafladda soo dhaweyn ta musharraxa madaxweyne-ku-xigeenka xisbiga Caddaallada iyo Daryeelka (UCID), mudane Cabdirashiid Xasan Mataan. Wakhtiga: Saturday, November 30th, 2013 5:30– 11:00 pm Goobta: 2400 Park Ave Minneapolis, MN 55404 Wixii faahfaahin dheeraad ah la xidhiidh Hassan Yonis @6126182969 Yusuf…

                  Read More

                    Somali Government Unveils 2014 Budget Proposal

                    Mogadishu, 24 Nov 2013 (SDN) -Somalia’s Federal Government has on Sunday unveiled its 2014 budget proposal, which is more than this year’s budget. In total, the government plans to spend $219 million, which $128 million of the budget is local income from tax, according to the Ministry of Finance and Planning. Somali Minister of Finance…

                    Read More

                      Edmonton’s Latest Homicide Victim Somali-Canadian

                      Edmonton, 24 Nov 2013 (SDN) -Edmonton’s latest homicide victim is a 20-year-old Somali-Canadian, CBC News has learned. Yusuf Abdirahim was found unconscious in northeast Edmonton near 149th Avenue and 70th Street around 3 a.m. May 19 and died in hospital Saturday. His death was ruled a homicide by the medical examiner following an autopsy Tuesday. Witnesses said Abdirahim had…

                      Read More

                        “Talada waa la wada leeyahay laakiin markay fulin tahay cidi kuugu imanaysaa ma Jirto oo waa shaqadii Xukuumada” hadalkii Madaxweyne Siilaanyo ee qabashada Shirkii dooda qaran ee Ucid iyo Kulmiye {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 24.Nov 2013 (SDN)- Xukuumada Somaliland ee uu Gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa si adag uga soo hor jeeda Shirka dooda qaran ee labada Xisbi Mucaarid ee Waddani iyo Ucid ay ku baaqeen taas oo ay ku sheegtay Mid ka hor imanaysa distoorka iyo shuruucda Wadanka,Isla markaana Madaxweynaha oo Keliyi uu…

                        Read More

                          Xisbiga Kulmiye oo Mar kale Cadho ku kala dhaqaaqay Jawaabihii Warfidiyeenada ee Gudoomiye Muuse Biixi {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 24.Nov 2013 (SDN)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiye ku-xigeenka xisbigaasi Maxamed Kaahin Axmed oo ahaa labada rafiiq ee isugu soo hadhay Xisbiga Kulmiye ayaa waxa soo kala dhex galay khilaafkii ugu cuslaa kadib markii Guddoomiyaha Golaha Guurtidda oo talada Xisbigaasi gacanta ku hayaa uu  dhex dhigay garabyada Xisbigaasi go’aan ka Maxamed…

                          Read More

                            Dood adag oo ay Gondaha isku dareen Golaha Wasiirada Somalia iyo Odoroska Miisaaniyada

                            Muqdisho 24.Nov 2013 (SDN)-Shir deg deg ah oo ay maanta isugu yimaadeen Gollaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa looga dhagaystay warbixino gudiyo wasiiro oo loo kala diray gobolada shabellooyinka iyo Hiiraan, Miisaaniyada sanadka 2014. Waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha XF ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” Ugu horayntii Ra’iisul Wasaaraha…

                            Read More