“Xeer hoosadka Golaha wakiiladu waxa uu tilmaamaya in laysku shandhayn karo guddi hoosadyada,isku shandhantuna way jiraysaa insha Allaha.” Gudoomiye Cirro
Finland 19.Nov 2013 (SDN)- Guddomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Sheegay in aan waxba laga badaleynin Isku shandhanta Guddi hoosadyada golaha wakiilada ee dhawaan uu isku badeley, waxaanu xusay in Shirguddonku u dhanaa isku Bedelka Guddi hoosadyada. Siddaasi waxa uu ku sheegay Mar uu Khadka Telefoonka ugu waramayey Telefeeshinka Caalamiga ee…
