DAAWO:Hay’ada MN 61 Group oo soo bandhigtay shawgii sawirada Soomaaliyeed ee Sanadlaha

    Minneapolis Nov 16,2013(SDN)-Waxa magaalada Minneapolis ee Gobolka Minisota lagu soo bandhigay sawiro ka turjumaya dhaqanka iyo dadnimada Soomaaliyeed. Hay’ada MN 61 Group ayaa sanadkii sadexaad isla magaalada Minneapolis ku soo bandhigaan Barnaamijkan. Maxamed Barre oo ah ruuxa Juhdiga ugu badan geliyay ayaa TV-ga Qaranka Soomaaliyeed uga waramay ahmiyada Barnaamijkani Bulshada aanu la noolahay iyo jiilalka…

    Read More

      Weydiimaha Hor-yaal Shirka Qaran

      Waa mid meesha taal, in bulsho waxa wada wadaagtaa is-weydiiso, maxaa inoo toosan oo aan ilaashanaa? Maxaase inaga qaloocan oo aan toosisanaa?, waana halka guushu ku jirto, maxaa yeelay, garashada weydiimahaas, ayay ku dhex jirtaa guushu, hadii se geedigu yahay bilaa sahan, waxa bulshadaas guuraysa, ku dhacaaya habaw, iyo iyada oo toobiyaha ka baydha, qarana…

      Read More

        Madaxweynaha Somaliland oo Kulan kula qaatay Madax Milateri iyo Dublamaasiyiin Ingiriis ah Markab kuwa dagaalka ah (DAAWO)

        Berbera 15.Nov 2013 (SDN)- Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta safar shaqo ugu kicitimay magaalladda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, Isla markaana Ka Qayb galay Xaflad loo sameeyay Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada Xeebaha Somaliland oo Tababar loo soo Gabo Gabeeyay. Madaxweynuhu Waxa uu Kulan kula qaatay Markab kuwa…

        Read More

          Boqol Qof oo Dawlada Kenya ay kala Noqotay Waraaqihii dal ku Jooga ahaa iyo Dib u eegis lagu samaynayo Aqoonsiyada la Bixiyay 3 sanno ee u danbeeyay

          Nairobi 15.Nov 2013 (SDN)- Dowladda Kenya ayaa waraaqaha aqoonsiga kala noqotay in ka badan 100 qof oo ay sheegtay in ay yihiin ajaanib si khalad ah ku helay warqadahaas. Wasiirka arrimaha gudaha Kenya Joseph Ole Lenku ayaa sheegay in ay dowladdu dib u eegis ku sameysay aqoonsayadii la bixiyay saddexdii sano ee la soo dhaafay….

          Read More

            War Deg-deg Ah: Wariyihii Gaarka Ahaa Ee Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Dhawaaqay In Uu Ka Tagay Gabi Ahaanba Shaqadii Warbaahinta Dawlada Iyo Sababaha Keentay Iscasilaadiisa

            London 15Nov13 9(SDN)Weriyahii Gaarka Ahaa Ee Madaxweynaha Somaliland Siciid Maasim Axmed Cawaale Isla Markaana Ka Mid Ahaa Haldoorka Telefishanka Iyo Idaacadda Qarranka Somaliland Ayaa Maanta Ku Dhawaaqay Inuu Gebi Ahaanba Iska Casilay Shaqadii Uu Ka Hayey Wasaaradda Warfaafinta Iyo Telefishanka Afka Xukuumadda Ku Hadla Ee SLNTV, Isagoo Qoraal Uu Goor Dhawayd Warbaahinta U Qaybiyey Mudane…

            Read More

              Qaadhaan lacageed oo loogu yaboohay Wadadda Ceerigaabo iyo Burco

              Hargaysa 15.Nov 2013 (SDN)- Gudida  dhismaha wadada Ceerigaabo ayaa caawa ka gudoomay  jaaliyadda Somaliland ee Magaalada Turku ee dalka Finland  qaadhaan lacageed oo gaadhaya afar kun oo dollarka Maraykanka ah. Munaasabad  ka dhacday  xarunta wasaaradda warfaafinta ee magaalada Hargaysa oo ay ka soo qayb galeen xubno ka tirsan gudida dhismaha ee wadada ceerigaabo  iyo qaar…

              Read More

                Madaxweynaha Somaliland iyo Socdaalkii Gaabnaa ee uu Magaalada Berbera (DAAWO)

                Berbera 15.Nov 2013 (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta socdaal gaaban ku tagay magaalo Xeebeedka Berbera waxaanu Madaxweynuhu u Kuurgalay Xaalada dadkii ku baro kacay roobabkii ka da’ay magaaladaasi . Sidoo kale Waxa uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Waxaa kale oo uu Tababar u soo gabo gabeeyay Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada…

                Read More

                  Al-Shabaab Says Smartphones Used ‘To Spy On Muslim People

                  Mogadishu, 15 Nov 2013 (SDN) -In a move that further prevents residents of Somalia’s Lower Shabelle region from accessing news and information, al-Shabaab is intimidating people who use smartphones, saying the hi-tech mobile devices could be used for spying. The militants began their intimidation campaign October 10th, shortly after US commandos stormed a beach house…

                  Read More

                    Dalalka Itoobiya iyo Jabuuti oo Gargaar Gaadhsiiyay Maamul Goboleedka Punt land ee Duufaanadu Halakeeyeen

                    Garowe 15.Nov 2013 (SDN)-Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe ayaa maanta  waxa soo gaaray laba diyaaradood ii gurmad daawo iyo cunto iskugu jira u wada dadka dhibaateysan Puntland ka dib dufaantii dhacday. Madaxweyne Cabdiraxman Farole, xubno ka mida wasiiradda iyo gudiga loo magacaabay gurmadka dadka tabaaleysan ayaa Garoonka ku soo dhoweeyay xubnaha waday taakuladda, sidoo kale…

                    Read More

                      Dawlada Punt land oo Shaacisay inaanay Qaabili karin Wefti ka socda Dawlada Federaalka Somalia

                      Garowe 15.Nov 2o13 (SDN)- Dowladda Puntland ayaa sheegtay in xiligan aysan diyaar u ahayn qaabilaada wufuud siyaasadeed ayna dhamaan xubanaha dowladdu ku hawlanyihin sidii gurmad loogu fidin lahaa dadka dhibaataysan. Roobab baraf wata iyo duufaano ayaa da’ay Puntland todobaadkan, waxana lagu dhawaaqay xaalad deg deg ah, iyadoona sidoo kale la sameeyay guddi qaabilsan dhibaatada dhacday…

                      Read More

                        Madaxweyne Siilaanyo Oo Saacadaha Soo Socda Saraakiil Militari Kula Kulmi Doona Markab Taagan Xeebta Berbera

                        Berbera:15-Nov-2013(SDN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo xubno k tirsan Golihiisa Wasiirrada  , ayaa  saacadaha soo socda ee Maanta Markab dushii shir kula yeelan doona Saraakiil Millateri, kaasoo ku sugan duleedka Dekedda caalamiga ah ee Berbera.   Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo), ayaa la sheegay inuu maanta tegi doono magaalada Berbera. Waxaanu Warku…

                        Read More

                          Madaxweyne-ku-xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Madaxweynaha iyo Axsaabta Mucaaridka Mid Walba Si Gaar ah Runta Ugu Sheegay

                          Hargeysa:15-Nov-2013(SDN)-Madaxweyne-ku-xigeenkii Hore Ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa markii ugu horraysay Ka Hadlay Baaqa ka soo Baxayey Axsaabta Mucaaridka ah ee la xidhiidha  shirka Dood qaran oo xukuumadda iyo Xisbigeeda Kulmiye Si weyn uga soo horjeesteen. Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland oo maalintii shalay u warramayey qaar ka mid ah warbaahinta dalka, ayaa ugu horrayn tilmaamay…

                          Read More