Dhaqdhaqaaq Baarlamaanka Kalsoonida Loogu weydiinayo Xukuumadda Saacid Oo Muqdisho Ka Socda

    Muqdisho:15-Nov-2013(SDN)-Wararka Hoose ee Ka imanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaanada Taageersan Madaxweyne Xasan ay wadaan mooshin ka dhan ah Ra’iisal wasaaraha iyo dawladdiisa. Wararka ayaa sheegaya in xildhibaanadaasi wadaan qorshe ay meesha kaga saarayaan xukuumadda Saacid kalsoonina ugu weydiinayaan Baarlamaanka si madaxweynuhu fursad ugu helo magacaabista ra’iisal wasaare cusub, maadaama haatan khilaaf xooggani jiro….

    Read More

      Madaxweyne Xasan sheikh Oo Xalay Villa Somalia Kula Shiray Siyaasiyiin Miisaan leh Iyo Nuxuka waxyaabihii lagaga Hadlay

      Muqdisho:15-Nov-2013(SDN)- Madaxweynaha Dawladda federalka Somalia  ayaa Habeenkii Xalay kulan albaabadu u xidhan yihiin la yeeshay siyaasiyiin miisaan leh oo ka tirsanaan jirey kooxdii mucaaridka ahayd ee dhawaan la baxday Badbaado qaran. Kulanka oo Villa Somalia ka dhacay , waxaa looga hadlay khilaafka Gollaha isku galiyay Madaxweynaha Iyo Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo haatan gaadhay heer dunidu…

      Read More

        Dhakhaatiirtii Reer Borama Oo Hargeysa Laga Sii Daayey Iyo Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax Oo Ka Hawlgalay

        Hargeysa:15-Nov-2013(SDN)- Sadexdii dhakhtar ee ka tirsanaa jaamacadda Camuud ee ku xidhnaa xabsiga laanta socdaalka ee Hargaysa, ayaa  Dib Xorriyadoodii u helay galabnimadii shalay.   Sii daynta dhakhaatiirtan oo ay si xoogan ilaa shalay uga hawlgaleen xubno siyaasiyiin iyo masuuliyiin uu ka mid yahay m/xigeenka Somaliland ay ku guul daraysteen in ay xal u helaan, ka…

        Read More

          Madaxweyne Obama oo Congress-ka Mareykanka ka dalbaday in cadaadis dheeri ah aan la saarin Iran

          Washington Nov 15,2013(SDN)-Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barack Obama ayaa aqalka Congress-ka ee dalkaasi ka dalbaday in aaney cunaqabateyn dheeri ah saarin dalka Iran. Waa inta ay socdaan buu yiri wadahadalada reer Galbeedka iyo Iran ee ku saabsan sidii Iran loogu qancin lahaa in aaney sii wadin sameysashada Hubka Nuclear-ka. Mareykanka ayaa dalbana mudo dheeri ah in…

          Read More

            DAAWO:Warkii TV-ga Qaranka Somaliland oo idiinka imanaya Sweden

            Stockholm Nov 15,2013(SDN)-Waa bihiintii waraka TV-ga Qaranka Somaliland oo idiinka imanaya caasimada dalka Sweden ee Stockholm. Qodobada aad warka caawa ku maqli doontaana waxa ka mid ah: Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo qaabilay wefdi ka socda Baanka Horumarinta Islamka. Xilbiga Kulmiye oo Qado sharaf u sameeyay xildhibaano ka tirsan Gollaha Wakiilada oo xisbigaasi ku biiray. Madaxweyne…

            Read More

              Qiimee Qaran-kaaga!! Bal -eeg Qaylo-dhaanta – Qorshe-xumada iyo Qabyaaladeynta Wadooyinka

              Waa qormooyinkeenii – -Qiraayey  Qudha iyo Qoonta iyo  Qoomamooyin joogto ah.Waa qormooyinkeenii qeexaayey Dhurta, Dhaqanka iyo dhiteysiga  xun ee xukuumadeenu caadeysatey. Waa qormooyinkeenii — Waa–Qaliban– Waa–Qadhiidh– Waa—Qadhaab– Waa -Qaaq — Waa Quus —Waa -Qeex — Waa Cad-Quudheed — Waa– Qurbaan– Qulaamin iyo Qudh-Qudho joogto ah –Waa Qaran -Jab  iyo Qoomiyad la’aan, Mar hadii Qorshihii Wadooyinkiina  Qabiil…

              Read More

                Xukuumadda Soomaaliya oo meelmarisay Dib-u-hawlgelinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

                Muqdisho Nov 15,2013(SDN)-Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare  Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa maanta meel mariyey qorshe lagu hawlgelinayo jaamacaddii  Ummadda Soomaaliyeed oo ku burburtay dagaaladii sokeeye ee dalka soo maray. Kaddib soo jeedinta Wasaaradda Horumarinta  Adeegga Bulshada iyo dood dheer kadib,  waxaa uu Goluhu ansixiyay qorshaha dib-u-hawlgelinta…

                Read More

                  Cabinet endorses plans to reopen Somali National University

                  His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon and Cabinet were today briefed government plans to rebuild and reopen Somali National University at the weekly Cabinet meeting. The plans were unanimously supported by the Cabinet. Somali National University was established in 1974, consisting of 13 faculties, 700 staff and educating over 15,000 students. The physical structure…

                  Read More

                    BALANBAALISTII iyo SHINIDII (PRT2)

                    Anoo meeshii sii fadhiya , oo la yaaban dhaqankii QUDHAANJADA , ayaa waxa soo martey cayayaan aad u qurux badan , waa xiligii BALANBAALISTA . Culimadu waxay sheegeen , inay BALANBAALISTU tahay ta ugu muruqyada (xoogga) wayn  makhluuqaadka illaahay abuuray , ha arkin yaryaraanteeda iyo jiljileeceeda , intaa way duuleysaa , baalasheedaasuna mar qudha isma…

                    Read More

                      Kulmiye oo kulmiyay laba reer”SACLO”

                      Waagii hore ee Somaaliya la joogay waxa jiri jiray shariikado ka dhexeeyay laba dal, sida Somaliya iyo Liibiya ama Romaniya, shariikadahaa waxa magacoodu sifayn jiray labada dal ee mulkiyadaasi ka dhexayso sida; LIBSOMA ama ROMSOMA. Malaa yaab ayay idinku noqon doontaa hadii aad barri maqashaan xisbiga SACLO. Kalmadani waa xarafyo laga soo qaatay labada mulkiile ee…

                      Read More

                        ” Muranka Siyaasadeed Haduu Sii Socdo,Golaha Shacabka Baa Xalinaya,Baarlamanka Baana Xaq Leh Xalinta Muranka” Gudoomiyaha Baarlamanka S

                        Muqdisho 14.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho Shirjaraa’id oo uu uga hadlayo marxaladda uu marayo Dalka gaar ahaanna dhanka siyaasadda isagoo fariin gaar ahna ukala diray Xildhibaannada Golaha Shacabka,Shacabka Soomaaliyeed iyo Saxaafadda “ugu horeyn waxaan rabaa inaan u jeediyo Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka…

                        Read More

                          Wefti ka Socda Baanka Horumarinta Islaamiga ah oo dalka Yimid lana Kulmay Madaxweyne Axmed Siilaanyo

                          Hargaysa 14.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda Baanka horumarinta islaamka oo booqasho ku joogay dalka afartii maalmood ee la soo dhaafay. Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo kulankaasi ka hadlay ayaa ku bogaadiyay weftiga ka socda baanka horumarinta islaamka booqashadooda Somaliland iyo mashaariic…

                          Read More

                            inspirations of empowering our youth generations

                            Youth leadership is the practice of youths exercising authority over themselves or others. Youth leadership has been involved upon as a theory of youth development in which young people gain skills and knowledge necessary to lead civic engagement, education reform and community organizing activities. Countless programs around the world seek to teach young people particular…

                            Read More

                              Golaha Wasiirada Somalia oo Meel Mariyay Xeerka Maamulka Daraasaadka Badaha Somalia

                              Muqdisho 14.Nov 2013 (SDN)- Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixisay xeerka maamulka Hay’adda Daraasaadka Badaha Soomaaliyeed. War-qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska raysul wasaaraha Soomaaliya Cabduqaadir Faarax Shirdoon ayaa lugu sheegay in dood iyo falanqayn kaddib uu goluhu wasiirrada ansixiyay xeerka hay’adda, si xal loogu helo dhibaatooyinka badaha dalka. Hay’adda ayaa lugu wadaa in ay…

                              Read More