Xaaji Maxamed Yaasiin oo ka Mid ah Murashixiinta Xilka Madaxtinimo ee Punt land oo Lacag Dhan Toban Kun oo dollar ugu deeqay dadkii dhibtu ka soo Gaadhay duufaankii Gobolkaas ku dhuftay

    Garowe 14.Nov 2013 (SDN)-Xaaji Maxamed Yaasiin oo ka mid ah musharraxiinta u taagan madaxtinnimada Puntland ayaa maanta lacag dhan $10,000 ugu deeqay dhibbanayaasha duufaanta ku dhufatay qeybo ka mid ah Puntland. Isagoo ka hadlayay shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Nairobi, Xaaji Maxamed Yaasiin ayaa ku dhawaaqay deeqda lacageed, wuxuuna ka codsaday beesha caalamka…

    Read More

      “Maanta waxaa la joogaa xilligii nabadda iyo horumarka,”Raisal Wasaare Saacid oo baaq u diray Ciidamada Qalabka Sida

      Muqdisho 14.Nov 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta oo Khamiis ah amar ku siiyay ciidanka xoogga dalka ee ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe inay kala dhex galaan beelaha ku dagaallamaya gobolkaas. Isagoo shir guddoominayay shirka golaha wasiirrada, raysul wasaare Shirdoon wuxuu u jeediyay beelaha ku dagaallamaya gobolka Shabeellaha Dhexe…

      Read More

        Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Tacsi u diray Qoyskii ay ka Baxday Marxuumad u dhaxday Mujaahid dalka qiimo ku lahaa

        Hargaysa 14.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Somaliland ee ay ka baxday MARXUUMA CAASHA CUMAR BULLAALE oo ahayd Xaaskii Mujaahid Maxamuud Haybe Goodhaadhi oo ahaa Mujaahidiintii dalkan ku lahaa qiimaha ee naftooda u huray sidii ay dalkan u xorayn…

        Read More

          Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolk Maroodi Jeex oo ka Waramay Khasaaraha ka dhashay Raxmaadkii eebbe

          Hargaysa 14.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Maroodijeex Ms Rashiid Axmed Maxamed oo ku gudo jira kormeer  ku saabsan xog ogaal u noqoshada xaaladda degmooyinka gobolka hoos yimaadda ayaa maanta warbixin hordhac ah oo faahfaahsan ka bixiyey roobabkii gobolka ka da’yey maalmahii u dambeeyey iyo deegaanada  khasaarauhu soo gaadhay. Gudoomiye ku xigeenka oo Warbaahinta u Waramayay…

          Read More

            ” Dastuurka Ninkii Ka Weyn,Meeshu Doono Ha Ka Dhaco ” Ra’isal Wasaaraha Somalia

            Muqdisho 14.Nov 2013 (SDN)- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa fariintii labaad uu ku muujinayo mowqifkiisa khilaafka isaga iyo Madaxweynaha waxaa uu soo dhigay barta uu Facebook ku leeyahay. Mr Saacid ayaa wali ku adkeysanaya in aanu casili doonin, isla markaana uu ku qanacsan yahay in Baarlamaanka Federaalka uu soo dhex galo khilaafka. “Xalka…

            Read More

              Kulankii Madaxda Warbaahinta Afrika Oo Lagu Soo Qaaday Qaybo Ka Mida Caqabadaha Saxaafada Somaliland Haysta Iyo Xoghayaha Guud Ee Solja Oo Ka Warbixiyay

              Addis Ababa 14.Nov 2013 (SDN)- Madaxda warbaahinta saxaafada afrika ayaa kulankooda sanadlaha ah koodii lixaad ee sanadkan ka dhacay 6-8 November 2013  caasimada dalka Ethiopia addis ababa  oo ay kasoo qayb galeen 1073  waxay diirada ku saareen la dagaalanka cabudhinta saxaafada madaxa banaan ay ku hayaan hogaamiyayaasha siyaasada ee wadamada  qaarada afrika  iyo sidoo kale…

              Read More

              Xulka Mexico oo 5-1 Ku Asqeysiiyey Xulka New Zealand(World Cup Play/off) By Jaahuur.

              Mexico-Azteca Stadium-Nov-14-2013-(SDN)-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku jibaaxaynaa ciyaar aad u xiisa badneyd oo dhexmartey xulka Mexico iyo xulka New Zealand kana tirsaneyd isreeb-reebka koobka kubadda cagta ee aduunka kana dhici doona Brazil 2014. Ciyaartan oo lugtii hore ahayd (First Leg) kana dhacdey Azteca Stadium ee dalka Mexico ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne iyo…

              Read More

                Hargeysa: Xukuumadda Oo Xabsiga u Taxaabtay Dhakhaatiir Borama Ka Soo Jeeda Oo Xamar Siminar Kaga Qaybgalay, Kuwii ay Shirka Muqdisho u Dirsatayna Gelbis kusoo Dhaweysay

                Hargeysa:14-Nov-2013 (SDN)-Dawladda Somaliland ayaa maalintii shalay xabsiga u Taxaabtay Saddex Dhakhtar oo ka tirsan Jaamacadda Camuud, kuwaas oo ka soo noqday Casuumad ay ka heleen Dhiggooda Jaamacadda Banaadir ee Magaalada  Muqdisho. Dr Cabdirashiid cumar sheikh Ibraahim, madaxa kuliyada ilkaha ee   jaamacadda Camuud, Dr Mumin iyo Jibriil oo iyaguna ka tirsan Bahda Caafimaadka ee Jaamacadda Camuud,…

                Read More

                  Professor Jawaari Oo Ka Hadlay Khilaafka Xasan Sheekh iyo Ra’iisal wasaarihiisa

                  Muqdisho:14-Nov-2013 (SDN) –Iyadoo Guud ahaanba soomaaliya lag Hadal Hayo Khilaafka dhex hoganaya labada Masuul ee dalka ugu sarreeya, ayuu Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu isaguna markii ugu horraysay ka Hadlay Arrintaas. Guddoomiye Jawaari, ayaa wuxuu qabaa in khilaafaadka Madaxda dowladda lagu xallin karo oo kaliya gudaha dalka, oo dibedda aan  loo waaridi…

                  Read More

                    Cali Maxamed Geeddi Oo Hannaan Xaglin ah Uga Hadlay Khilaafka Madaxda Soomaaliya

                    Nairobi:14-Nov-2013(SDN)-Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi, haatana kamid ah Mucaaradka  ugu waaweyn ee dowlada Federaalka Soomaaliya, ayaa waxa uu ka hadlay Khilaafka soo kala dhex galay M/weynaha dowlada Federaalka iyo R/wasaarihiisa Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Prof. Geedi, oo wareysi siinayay mid kamid ah Warbaahinta Muqdisho, ayaa waxa uu sheegay in M/weynaha aanu awood…

                    Read More

                      DAAWO:Waxqabadkii Raiisul wasaare Saacid oo la soo bandhigay xili khilaaf uu u dhexeeyo Madaxweynaha Soomaaliya

                      Muqdisho Nov 14,2013(SDN)-Warbaahinta dawlada dalka Soomaaliya ayaa baahisay wabixin mug leh oo lagu soo bandhigay waxqabadkii xukuumada Raiisul Wasaare Cabdi Shirdoon Saacid oo haatan sanad jirsatay. Sidoo kalena Warbixintan ayaa ku soo beegmeysa xili uu khilaaf u dhexeeyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raiisul Wasaare Saacid. Halkan hoose ka DAAWO barnaamijka waxqabadka Xukuumada Saacid.

                      Read More

                        Waxgaradka Ka Soo Jeeda Gobolka Togdheer Oo Hanjabaad U Diray Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Burco

                        Burco:14-Nov-2013 (SDN)- Cuqaal iyo waxgarad reer Burco ah ayaa ku han jabay inay tallaabo ka qaadi doonaan mareeyaha wakaalada Biyaha kadib bay yidhaahdeen markii uu shaqaale wakaalada biyaha, iyagoo ku Eedaynaya inuu shaqaale wakaaladda ka tirsanaa si sharcidarro ah u caydhiyey. Cuqaashan iyo waxgaradkan ayaa sheegay  inuu maareeyuhu ka amar qaadan waayay dawladii ka saraysay…

                        Read More

                          Roobab Ka Da’ay Deegaanada Bullaxaar iyo Lughaya Oo Khasaare Ballaadhan u Geystay Dadkii Halkaas Degenaa

                          Bullaxar:14-Nov-2013 (SDN)-Waxa Maalinba Maalinta ka dambaysa sii Kordhaya Khasaaraha ay Roobabkii Dabaylaha iyo Duufanada watay eek a Da’ayey Deegaanada Xeebaha Somaliland u Geysanayaan Nafleyda ku Dhaqan Aaggaas. Wararkii ugu dambeeyey ee Laga Helayey Deegaanada Bullaxaar iyo Lughaya, ayaa sheegaya in Xoolo aad u tiro badan oo Geel iyo Adhi iskugu jiraa ku Le’deen Roobabkaas qabawga…

                          Read More

                            DAAWO:Baahintii Wararka Caalamka ee TV-ga Qaranka Somaliland

                            Hargeysa Nov 14,2013(SDN)-Waa mar kale iyo Baahinta wararkii Caalamka ee TV-ga Qaranka Jamhuuriyada Somaliland oo idinka imanaya Caasimada Hargeysa Qodobada aad maanta ku daawo. Roobab ka daya Gobolka Togdheer oo khasaare dhimasho ku jirto sababay. Guddoomiye ku-xigeenka golaha Wakiilada oo dhaleeceeyay shirka Dood Qaran ee mucaaridku ku baaqeen. Wefdi Ganacsato warshedley ah oo booqanaya Somaliland….

                            Read More

                              Chinese Business Delegation Visits Somaliland

                              Hargeisa, 14 Nov 2013 (SDN) -Some of China’s wealthiest entrepreneurs have arrived in the country on Wednesday as part of a two week long trip to explore investment opportunities in the country.  Upon arrival the Chinese entrepreneurs received the red carpet treatment at Egal international airport.  Somaliland’s minister of industry Abib Diriye Nur who received…

                              Read More

                                Xildhibaan Adan Jama Kahin oo loo magacaabay inuu ka mid noqdo dadka isu soo taagaya (City Councilka) magaalada Milton keynes, UK

                                Milton Keynes Nov 13,2013(SDN)-Waxan marka hore ugu hambalyaynaya walaalkeen Adan Jama Kahin , imikana ah Xildhibaanka Deegaanka Campbell Park ee Milton keynes, ku darida dadka u tartamaya City councilka.. Waxa inta u sii dheer Xildhibaanka inuu hayo jagada ah Madaxa Jaaliyada (President) dadka Somalida ah ee Milton Keynes, Lataliyaha Jaaliyada Luton, iyo waliba Gudomiye/Kuxigeenka Ladagalanka…

                                Read More