Wargalin Ra’iisul Wasaaraha ee ku Socota Ummadda Soomaaliyeed“Waa dham in is-maandhaaf noo dhexeeyo madaxweynha“
Muqdisho Nov 13,2013(SDN)-Waxaa xusid mudan in bishaan November 2013, ay tahay sanadguuradii kowaad ee dhismaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya. Inkastoo marxalad adag iyo caqabado badan ay jireen hadana muddada kooban ee halka sano aheyd oo ay dawladdeena dhisneyd waxay gaartay guulo waaweyn iyo waxqabad muuqda gaar ahaan dhinaca amniga, dib-u heshiisiinta, maamulka iyo kobcinta dakhliga…
