WAR DEG DEG: Gaadhi Laga Soo Buuxiyay Walxaha Qarxa Oo Lagu Weeraray Hotel Maka Al-Mukarama Ee Magaalada Muqdisho
Muqdisho, Nov 08, 2013 (SDN) -Gaadhi laga soo buuxiyay walxaha qarxa oo uu saarnaa nin naftii hure ahaa, ayaa wuxuu isku qarxiyay aafafka hore ee Hotel Maka Al-mukarama. Weerarkaan, ayaa wuxuu daba socdaa xilli galabta halkaasi lagu qabtay, nin watay Laptop uu doonaayay, in uu isku qarxiyO gudaha Hotelka, inkastoo uu fashilmay. Weerarka 2-aad ee…
