Xubnihii Dhawaan Qolka Madow isku Cumaamaday Oo is Casilaad Bilaabay iyo Guddoomiye Muuse Oo Libin-geeraar ku Jira
Hargeysa:8-Nov-2013(SDN)- iyadoo la filayey inay dhammaantood is casilaan Guddidii 15-ka Xubnood ahaa ee Dhawaan Qolka Madow isku Cumaamaday, ayaa waxa Markii ugu Horraysay Istiqaaladeeda Dhiibtay Marwo Farax Faarax Cali Oo Guddidaas Muranka Keentay xubin ka ahayd. Marwada ayaa is casilaadeedda iyo inay Toobad Keentayba u Gudbisay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxana ay warbaahinta…
