Home » 3:00 am Entries posted on “September, 2014”

“Way na Habaarayaan inta aynu u ducaynayno,Ardayda Waxaan leeyahay Waa Wakhtigii Tuutaha La Xidhanayay” Faysal Cali Waraabe {DHAGAYSO+DAAWO}

Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Ka hadlay Hadalo ka soo yeedhay Madaxwaynaha Somaliya,Waxaa kale oo uu Ardayda Jaamacadaha ka baxaysa u soo Jeediyay in la gaadhay Xiligii ay Tuutaha u Xidhan lahaayeen Adkaynta Midnimada Somaliland Waxaanu Hadalkan ka Jeediyay Munaasibad loo sameeyay dufcadii 11aad ee ka qallin Jebisa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Ragga Bilaabay Jabhadaynta ee Cali Khaliif, Waxanu Leenahay Aqbali mayno Cali Khaliifow Kaalay ” Muuse Biixi Cabdi {DHAGAYSO }

Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi  ayaa ka dhawaq ka soo Yeedhay Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia oo uu ku sheegtay qaar ka Mid ah Gobolada Somaliland inay Hoos tagaan Dawlada Federaalka . Gudoomiye Muuse Biixi waxaa kale uu fariin u diray  kooxda Cali Khaliif Galaydh  isagoo sheegay inuu yimaado Miiska Wadda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxaa ka soo Baxay Gudidii uu Madaxweyne Siilaanyo u Saaray Daraasadaynta Tabashadii Madax dhaqameedka Awdal DAAWO?

Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland ahna Guddoomiyha Gudiga qiimayta tabashada Madaxdhaqameedka Awdal uu u saaray Madaxwynaha Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami,ayaa sheegay in guddigoodu ay  yeesheen todoba kulan isla markaana ay jiraan waxyaabo u qabsoomay iy daraasado ay sameeyeen isla markaana arrintii loo xil-saaray ay meel fiican u marayso.   Wasiir Axmed Xaaji […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maamulaha Madaarka Caasimada oo Xisbiyada Mucaaridka ku riixay eedo ay u Jeediyeen DAAWO

Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Maamulka Sare ee Madaarka Caasimada Hargaysa ee Cigaal International Airpote ayaa Beeniyay Warar ay Xisbiyada Mucaaridku ku sheegeen in loo diiday in Madaxdooda lagu soo dhaweeyo Qolka Nasashada ee Madaarka Cigaal. Maamulaha Madaarka Cigaal International Airport Maxamed Yuusuf  Ismaaciil Waxa uu Sheegay in aanay haba yaraatee Waxba ka Jirin in Qolka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kulan lagu Gorfaynayay Sidii Beelaha Gabooye Diiwaangelinta uga Qayb qaadan lahaayeen oo Hargaysa lagu qabtay

Hargaysa 29.Sep 2014 (SDN/QJ)- Kulan balaadhan oo lagaga hadlayay sidii beelaha gabooye  ee Reer Somaliland ay uga qayb qaadan lahaayeen diiwaan galinta Madaniga ah,ayaa maanta lagu qabtay magaalda Hargeysa. Kulankan oo ay ka soo qayb galeen Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xseen,Wasiir ku-xgeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliladn Shugri Xariir Ismaaciil,xildhubaanno iyo masuuliyiin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan Ka Daawo:Wasiirka gaashan Dhiga Oo Saaka Hor Tagay Golaha Wakiilada Iyo Su,aalahay Waydiiyen

Hargeisa 29/9/2014(SDN/QJ)Wasiirka gaashan dhiga ayaa maanta  hor  yimi fadhigii golaha wakiilada   isagoo wasiirku  ka  warbixiyey  waxqabadka wasaradiisa iyo  arimaha ciidanka qaran somaliland iyadoo xildhibanadu ay  halkasi  su,aalo  ku waydiiyen Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@Somalidiasporanews.com

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan Ka Daawo :Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Ayaa Maanta Golaha Uga Waramay Dagaalkii Dhawan Ka Dhacay Deeganka Dhahar

Harbeisa 29/9/2014(SDN/QJ) xukuumada somaliland ayaa maanta markii ugu  ka hadashay  dagaalkii ka dhacay magaalada dhahar taasi  ay dhawaan ciidanka qaranka somaililand  iyo ciidanka maamulka putland  kaasi  sababay  khasare dhimisho  iyo dhaawacba leh iyaduu xildhibanau halkasi su,aalo  ka waydiiyen  abaanduulaha qaranka Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Cod dheer ku Sheegay in aanay Soo Noolaanayn Midnimadii Somalia Si Kululna uga fal Celiyay Hadal ka Soo Yeedhay Dhigiisa Somalia DHAGAYSO+SAWIRO

Hargaysa 29.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay Xaflada Qalinjebinta Ardayda Sanadkan ka baxday Jaamacada Hargeysa University, ka qaybgalka madaxweynaha ee jaamacada Hargeysa oo noqonaysa Jaamacadii Shanaad (5) ee uu madaxweynuhu sanadkan la qaybsado farxada Qalinjebinta Ardayda iyo Waalidiintaba. Jawiga Saaka ayaa ahaa mid ka duwan sidii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan Ka Akhri Tobanka Arday Ee Ugu Sarreeyey Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay ee Fasallada 4-aad

Hargeysa:Sep,29,2014(SDN/QJ)-Maanta ayey ahayd markii wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland ay ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanaadka Fasallada siddeedaad ee Dugsiyada Dhexe iyo Kuwa Afraad ee Dugsiyada Sare, waxana la kala saaray Dugsiyada Gaarka loo leeyahay iyo Kuwa Dawliga ah. Halkan waxanu maanta idiinku Haynaa Magacyada Tobanka Arday ee ugu sarreeyey Dugsiyada Afraad ee Gaarka Loo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Si Rasmi ah u shaacisay Natiijada Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Fasallada 8-aad iyo 4-aad

Hargeysa:Sep,29,2014(SDN/QJ)-Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay Natiijada imtixaanaadka Shahaadiga ah fasalada 8-aad ee Dugsiyada dhexe iyo kuwa 4-aad ee   Dugsiyada sare. Shir Jaraa’id oo ay Wasaaradda iyo xafiiska Imtixaanaadka oo iskaashanayaa saaka ku qabteen Xarunta xafiiskaasi ku  leeyahay Magaalada Hargeysa, ayey ku shaaciyeen Natiijada Gebi ahaanba  Ardaydii […]

Posted in Uncategorized | Read More »