Home » 9:42 am Entries posted on “September, 2014”

Halkan Ka Daawo: Askari Ka Tirsan Saldhiga Arabsiyo Toogtay Taliyihiisa Ka Dib Markii Dacwad Iskula Tagen Maxkamad Gabilay

Hargeisa  30/902014(SDN/QJ)Askari Ka Tirsan Ciidanka Booliska Degmada Arabsiyo Ee Gobolka Gabiley Ayaa Maanta Toogtay Talyaha Degmada ArabsiyoCabdi Casae Oo AHaa Talyihiisii Talyaha La Toogtay Ayaa Waxaa Ku DHacay Sida Ay Noo Sheegeen Dad Goob Jooga Shan Rasaasoot Oo Qaar Kmida Ay Kaga Dhaceen Talyaha Meelo Halisa Isla Markaana loolasoo Carar Isbitalka Magaalada Gabiley Kadibna Ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali xaji Xasan Ayaa Casho Sharaf U Sameeyey Ardaydii Ka Qalin Jabisay Jaamacad Hargeisa Oo Tiradoodu Ahayd 800 Oo Arday

  Hargeisa 29/9/2014(SDN/QJ)Xukumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sanadkan  muujisay dhiirigalinta tacliinta dalka ee heer jaamacadeed ka dib markii madaxwayne Axmed Maxamed Silaanyo uu ka qayb gallay dhamaan qalin jabintii Ardaydii waxka baratay dhamaan jaamacadaha  dalka, siiba Amount University, Admas University, Golis University, Alpha University, iyo Jaamacada Hargeysa University  oo ku dhawaad ay kor u dhaafayaan 3,000 […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Geerida Safiirkii Somalida Ufadhiyey Qahira Oo Lasoo Xaqiijiyey

Qahira:Sep,30,2014(SDN/QJ)-Safiirkii Somala u fadhiyey Magaalada Qahira Cabdilaahi Xasan Maxamed (koofidheer), ayaa lasoo aqiijiyey inuu xalay ku Geeriyooday Halkaas. Allah u naxariisto Danjire Koofi Dheere waxaa shalay abaarihii 11:00Am ku soo booday xanuun degdeg ah isagoo hore u qabay cudurada macaanka iyo dhiig karka. Nasiib darro waxa uu galay koomo isagoo loo la caray isbitaal ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan Cali Marreexaan Oo Gucle Ugu Jira Sidii Wiil Uu Xidid La Yahay Uu Ugu Soo Dari Lahaa Komishanka Doorashooyinka Ee Cusub

Hargaysa:Sep,30,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Cali Xasan Marreexaan Oo Kamid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, isla-markaana caan ku ah Dhegonugaylka Madaxtooyada, ayaa maalmahan Gucle ugu jira sidii uu xubin uu xidid la yahay ugu soo dari lahaa Komishanka Doorashooyinka ee lagu wado  in dhawaan la dhisi doono. Wararka aanu helayno ayaa sheegaya in Wiilka uu Xildhibaan Cali-marreexaan doonayo in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Khilaafada Islaamiga ah Ee Daacish Oo Caasimadda Baqdaad Kaabiga U Saaran

Baqdad:Sep,30,2014.2014(SDN/QJ)-Khilaafada Islaamiga ah ee Daacish, ayaa dedaalkoodii ugu dambeeyey ugu jira sidii ay ugu dhawaan lahaayeen Magaalada Caasimadda Dalka Ciraaq ee Baqdaad. Kooxdan ayaa horumar ballaadhan ka samaysay Dagaal cusub oo ay Halkaas ka waddo inkastoo ay xulufo caalami ah ku Hayaan weerarro joogto ah,balse waxa la aaminsan yahay inaan wali xal waara loo helin […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiir Xirsi Oo Weedho Dhaxal-gal Ku Sagootiyey Ardayda Ka Qalinjabisay Jaamacadaha Dalka Ee Sii Badanaysa

Hargeysa:Sep,30,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Weedho Taariikhi ah ku sagootiyey Ardayda Cadadkoodu sii Badanayo ee Sida Joogtada ah uga Qalinjabinaya Jaamacadaha Kala Duwan ee Dalka Somaliland, gaar ahaa kuwii shalay ka Qalinjabiyey Jaamacadda Hargeysa. Wasiir Xirsi waxa  oo Hadal Qoraal ah  oo uu Ardayda Ku Dhiirrigelinayo soo dhigay Boggiisa uu ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Radio Hargeysa Oo Ku Kaliyeysatay Wacyi-gelinta Diwaangelinta Dadweynaha Iyo Macluumad Fashil ku dhow

Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Diwaangelinta Madaniga ah ee dadweynaha reer Somaliland, ayaa bilaabantay toddobaadkii hore, waxaana degmooyinka Hargeysa la geeyay shaqaale diwaangeliya dadweynaha. Diwaangelinta Madaniga ah, ayaa waxa markiiba lagu bilaabay Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wasiirrada xukuumadda qaarkood oo la socday Madaxwaynaha, waxayna dhammaantood halkaasi ka sheegeen muhiimadda qaadashada kaadhka diwaangelinta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

24 Saacadood kadib MarkiiMadaxweyne Siilaanyo Digreeto ku abuuray Ciidamo Gaar ah oo loogu talo galay Ilaalinta Sahaminta Shiidaalka iyo Shirkad Qandaraaskii ku Guulaysatay

Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha guddida qandraasyada qaranka Somaliland Md. Aadan Axmed Nugaal, ayaa ka warbxiyay tirada shirkado soo codsadey qandaraaska ciidamo loo sameynayo illaalinta shirkadaha shidaalka ee (OPU) iyo habkii ay u kala saareen shirkadahaasi, isagoo xusay inay ku guulaysatay qandaraaskaasi qiimayn ay sameeyeen ka dib shirkada Salahadiin kuna qaadatay lacag dhan $6,000,000, balse […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudi Golaha Guurtida oo Qodobo Cusub ka Soo Saaray Khilaaf ka Taagnaa Deegaanka Balli Diiriye oo Laba Beelood ay ku Muransanaayeen

Burco 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddidii ka tirsanayd Mudaneyaasha Guurtida Somaliland ee madaxweyne Axmed Siilaanyo u magacabay inay soo af jaraan khilaafka dhuleed ee ka taagnaa deegaanka Balliga Diiriye Guuleed ayaa Shalay Gabal  soo saaray qodobo lagu xaliyey khilaafkaasi. Guddida xildhibaanada ah oo todobaadii u danbeeyey magaalada Burco u jogay sidii ay xal uga gaadhi lahaayeen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbiyada Mucaaridka oo Khaati ka Taagan Gegida Diyaaradaha ee Cigaal ee Caasimada Hargaysa DAAWO

Hargaysa 30.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxda Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ayaa Cabasho ka Muujiyay Hab dhaqan ay Xuseen inuu Guracan yahay oo Markasta oo ay Madaarka Caasimada hargaysa ku soo dhawaynayaan Madaxdooda kala Kulma kuwaas oo kaga yimaada Mas’uuliyiinta Maamusha Madaarka Cigaal. Maalintii Shalay ayaa Madax ka tirsan Labada Xisbi Mucaarid waxay Madaarka ku soo dhawaynayeen Mas’uuliyiin […]

Posted in Uncategorized | Read More »