Home » 2:33 am Entries posted on “June, 2016”

Al Shabaab oo soo Bandhigay Diyaaradii Drones-ka ee Dhawaan soo Dhacday SAWIRO

Muqdisho 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Ururka Al shabaab ayaa soo bandhigay diyaarad nooca drones-ka ah oo dhawaan ku soo dhacday deegaano ay gacant ku hayaan oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose. Diyaaradani ayaa ah kuwa yay yar ee waxa basaasa, waxa ayna sawirro ka qaadaan goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DHAGEYSO: Guddida Guud Ee Sahan-Barwaaqo Oo Go’aammo Soo Saartay

Hargeysa,29,6,2016 (QJ/SDN) – Shir jaraa’id oo ay goordhaweyd ku qabteen guddida guud ee Sahan-Barwaaqo magaalada Hargeysa ayay waxay ku shaaciyeen go’aamo ay sheegeen in ay ka shirayeen maalmihii ugu dambeeyay, iyadoona Guddida guud ee Sahan-Barwaaqo ay go’aammadani ku sheegeen in ay taageersanyihiin heshiiskii laga gaadhay Banka Qool-cadey. Sidoo kale Sahan-Barwaaqo ayaa go’aamadeedan ku sheegtay in […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

FAYSAL CALI WARAABE “1-July Waa In Dadka Reer Somaliland Xidhaan Weer Madow”

Hargeysa,29,6,2016 (QJ/SDN) – Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay in ay xidhaan weer madow xidhaan maalintii israaca soomaalida ee 1july.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Midnimada Somaliland Iyo Somaliya Waxay ku timid Is-afgarad, Waxaana Burin Karaysa Afti kasta Oo Midkood Ku Diido Midnimadaas”

Hargeysa,29,6,2016 (QJ/SDN) – Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), ayaa ku doodaya in afti kasta oo Somaliland ama Somaliya ku diido midnimadii lixdankii ay burinayso midnimadaas fashilantay. Ismaaciil, oo farriimo qoraal ah soo geliyay bartiisa twitterka oo ay dad badani ku xidhanyihiin wuxuu sheegay in midnimadaas lixdankii ay ku timid is afgarad, haddana lagu laali karo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalacsiiyay 140 Sarkaal Oo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka

Hargeysa,29,6,2016 (QJ/SDN) – Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa darajooyin dalacsiin ah siiyay 140 sarkaal oo ka tirsan ciidamada qaranka. Inkastoo aanu jirin war rasmi ah oo ka soo baxay taliska ciidanka qaranka, haddana warar uu Geeska Afrika helay ayaa sheegaya in saraakiisha la dalacsiiyay ay u dhexeeyaan kabtan ilaa gaashaanle sare, waxaana la siiyay darajooyin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qaraxyo Ka Dhacay Garoonka Ata-Turk ee Istanbul Turkiga

Istanbul,29,6,2016 (QJ/SDN) – Qaraxyo  ayaa ka dhacay garoonka caalamiga ah ee Ata-Turk ee magaalada Istanbul dalka Turkiga xalay. Tobaneeyo qof ayaa lagu soo waramayaa inay halkaa ku dhinteen ugu yaraan tobaneeyo kalena ay dhaawac yihiin. Khaasatan tirada dhimashada ayaa sare u dhaaftay 30. Qaraxyada kadib ayaa waxaa is rasaaseeyay dadkii weerarka soo qaaday iyo ciidamada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay inay Gudi Gaar ah u diri doonto Dalka Itoobiya Iyo Arrimaha ay Ka Wada Hadli Doonaan DAAWO

Hargaysa 29.June 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo Horaantii Bishii Barakaysan ee Ramadaan Ciidamada Liyuu Boolis ay Gabood fal Bani aadaanimada ka dhan ah ka sameeyeen Deegaanka Jaamac Dubad ee Degmada Gaashaamo ee Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya,Sidoo kalena ay Xabsiga Jigjiga ku hayaan Weriyihii HCTV ee Gobolka Gebilay Mukhtaar Nuux Ibraahin ayaa Waxay Dawlada Somaliland Sheegtay inay Wefti […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

SHEEKH BASHIIR: Sharciga JINSIGA Qodobbo toos ISLAAMKA uga Hor-imaanaya ayaa ku jira

Muqdisho,29,6,2016 (QJ/SDN) – Hoggaanka sare ee Hay’adda Culummada Soomaaliyeed, ayaa kasoo horjeestay Sharciga Siyaasadda Qaran ee Jinsiga ama Gender, iyagoo Sheegay inay qoraalka sharcigaan ku arkeen qodobo badan oo kasoo horjeeda shareecada Islaamka. Sharcigan ayaa waxaa bishii hore Meel-marisay Dowladd Somalia, waxaana culumadu ay sheegeen in sharcigan uu dalbanayo inay meel-mariso dhammaan Xuquuqaadka haweenka. “Markaan akhrinnay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maamulka Gobolka Sool oo Kormeer ku Maray Fadhiisimo Ciidan oo Laga Sameeyay Magaalada Laascaanood & Digniin adag oo loo Jeediyey Bulshada DAAWO

Laascaanood 29.June 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise Shiine iyo Mas’uuliyiin kale ayaa soo Kormeeray Goobaha ay Ciidamada qaranku ka fadhiyaan Magaalada Laascaanood.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Togdheer oo Ku dhiiraday Talaabo ay ka baqeen Wasiirada Arriamaha Gudaha iyo Warfaafintu DAAWO

Burco 29.June 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahin Aadan oo hore loogu Naanaysi Jiray Qabo ayaa Bulshada Gobolka Togdheer u Bixiyeen Qabyo-Tire Waxa uu Gudoomiyuhu maalintii Shalay dejiyey Dad Mudaharaad Sameeyay oo ka soo Hor jeeday Gabood falada ay Ciidamada Itoobiya ku hayaan Dadka ku dhaqan Deegaanka Degmada Gaashaamo. Wasiiradda Arrimaha Gudaha iyo Warfaafinta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »