|

Al Shabaab oo soo Bandhigay Diyaaradii Drones-ka ee Dhawaan soo Dhacday SAWIRO

Muqdisho 30 , June , 2016 – (SDN/QJ):- Ururka Al shabaab ayaa soo bandhigay diyaarad nooca drones-ka ah oo dhawaan ku soo dhacday deegaano ay gacant ku hayaan oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose.

Diyaaradani ayaa ah kuwa yay yar ee waxa basaasa, waxa ayna sawirro ka qaadaan goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada iyo dhaqdhaqaaqooda.

1 2 3 4

Comments are closed