Home » 6:33 am Entries posted on “December, 2016”

Gudoomiyaha Gobolka Hawd & Mas’uuliyiin Wehelisa oo Kormeer Ku Soo Maray Deegaano Ka Tirsan Gobolkaas

Hargaysa 31. December 2016 (SDN/QJ):-Badhasaabka Gobolka Hawd Ibraahin Xasan Cali, Iyo Wafi Uu Hogaaminaayo Ayaa Kormeer Ku Tegay Degmada Sayla Ee Hawd, halkaas oo ay u kuurgalaayn xaladda Abaaraha ee Dad Iyo Duunyo.   Badhasaabka oo ay waftigan Ku wahelinayaan Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Hawd Gashaanle Dhexe Axmed Cabdilaahi. Guddoomiyaha Maxakmadda, Taliyaha Xabsiga Baligubadle, iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Warkii Ugu Saamaynta Xumaa ee Naxdin Ku Beeray Ummada Somaliland oo Xalay Laga Sii Daa’ayay Idaacada Radio Hargaysa Iyo Telefishanka Qaranka Somaliland,Muxuu Daaranaa? DAAWO

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Habeenkii Xalay Waxaa Kediso Ku Noqday Ummada Somaliland Kadib Markii laga sii Daayay War Dhiilo leh Kaas oo Lagu Bilaabay ‘’Warar Mudooyinkaba lagu baahinayay Mareegaha Bulshada ayaa Lagu Sheegay in Xisbiga Waddani uu Shirqool u Maleegay Wasiirka Warfaafinta,Iyo Wacyigelinta Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid ‘’Caddaani’’. Warkan Masiibada wataa Waxa laga soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xildhibaan C.qaadir Jirde oo Iftiimiyay Xaalada Midabyada badan leh ee Siyaasada Somaliland Maanta ka Taagan DAAWO

London 30. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde, ayaa ka hadlay xaalada uu dalku ku sugan yahay, sida Abaaraha, Doorashada, loolanka Xisbiyada, gacan ka hadalkii lagula kacay qaar ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Wadani, Miisaaniyadda loo soo gudbiyey Wakiilada, kala duwaanasha awoodaha xilkiisa iyo xilka Hogaamiye ee Xirsi, Shirkii Golaha dhexe […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Siyaasiga Reer Kenya ee Faarax Macallin oo Doorashada Madaxtinimo ee Somalia ku Sifeeyay Mid Haadaan Dheer ka sii Dhacaysa DAAWO

Nairobi 30. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiga Faarax Macallin Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore ee Baarlamanka Kenya haatana ka Mid ah Mas’uuliyiinta Isbahaysiga Mucaaridka Kenya ayaa ka Digay halka ay ku Socoto Doorashada Madaxtinimo ee Somalia.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Waxa Aanu Go’aan Ku Gaadhnay in Aanan Ka Mid Noqonin Faliidhkii Yaraa ee uu La Go’ay Murashaxayagii Jamaal.”. Siyaasi Nuuradiin Diini DAAWO

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Nuuradiin Ibraahim Aw-Cabdi(Nuuradiin Diini), oo ka tirsanaa garabka aqlabiyadda Xisbiga UCID ee ku soo biiraya Xisbiga WADDANI ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in ay ku soo biiraan Xisbiga WADDANI, isaga oo si gaara uga hadlay sababaha keenay in ay garab ahaan ka hadhaan siyaasi Jamaal Cali […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maamulka Khaatumo oo Jawaab ka Bixiyey Hadalo ka soo Yeedhay Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland

Buuhoodle 30. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ku xigeenka maamulka Khaatumo Abshir Cabdicasiis Sheekh , ayaa ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeedhay wasiirka arrimaha dibada Somaliland. Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire isaga oo ugu horeyn arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “Somaliland hal dawlada uunbaa ka jirta, waana hal qaran waxaananu ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo Balanqaaday inay Dhamaystiri doonto Dugsiga Farsamada Gacanta ee Xaafada Maxamed Mooge Kadib Markii ay Indhaheeda Ku Aragtay Xaalada uu Ku Sugan Yahay DAAWO

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirada Maaliyadda iyo Xannaanadda Xoolaha oo ay Weheliyaan Mas’uuliyiin Kale ayaa Kormeer Ku Tegay Dugsiga Farsamada Gacanta ee Xaafada Maxamed Mooge oo Dhismihiisu qabyo yahay.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Marka Saldhig la bixinaayo wax weyn weeye , wax lagu ciyaaro ma aha inta warqado la iska saxeexo’’ Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka digay saldhigyo milatari oo dawladda Imaaraadka Carabta lagu siiyo magaalada Berbera. Xildhibaanku waxaa uu sheegay in aanay xaq u laheyn xukuumad saddex bilood u hadheen in ay heshiis gasho , waxaanu tilmaamay in la isweydiiyo in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

 “Madaxweyne Bush waxaan ku yidhi; ‘Su’aashaas Qiimaheedu waa $64,000,’ Markaasuu igu yidhi..” John Nixon

Washington 30. December 2016 (SDN/QJ):- John oo sii sharraxaya Mucjisooyinka uu kala kulmay Saddaam intii uu waraysanayey iyo waxyaabaha xogo hore oo uu ka hayey beddelay ee uu u sheegay, waxa uu yidhi; “Laakiin, markii aannu waraysannay Saddaam Xuseen wax kasta oo aan ka aamminsanyn khalad bay noqdeen! Wuxuu noo sheegay in Ninka Hooyadii qabay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Sheegay inay Xakameeyeen Cuduro Faafa oo Ka Dhashay Abaarta dalka ka Taagan & Su’aalo la Weydiiyey DAAWO

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye oo ay Weheliyaan Gudida Xaalada deg dega ah ee Wasaaradda Caafimaadka ayaa ka hadlay Doorka Wasaaradda Caafimaadka ee Gurmadka abaaraha.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »