Home » 7:29 am Entries posted on “December, 2017”

Boobe Yuusuf Ducaale oo Duray Wasiirrada Xukuumaddii Axmed-Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 25. December 2017 (SDN/QJ):-Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa si adag uga hadlay kulan ay isugu yimaadeen Wasiiradii hore ee Xukuumadii Madaxwayne Siilaanyo.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Reer Hargeysoow, Midaynta Somaliland Kuma Xidhna Xuduudka Reer Sheekh Isaxaaq..”Galaydh

Hargaysa 25. December 2017 (SDN/QJ):-Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa mar kale ku celiyey in Heshiiskii ay Somaliland kala saxeexdeen u baahan yahay in la fuliyo. Prof. Cali Khaliif Galaydh oo hadal ka jeediyey Hadhimo-sharafeed magaalada Hargeysa loogu sameeyay Siyaasiga Bile Rafle Guuleed oo safar ku jooga Somaliland, ayaa sheegay in aanay Khaatumo wax […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Suxufiyiinta Gobolka Sool oo Canbaareeyay Weriye Mudooyinkii u danbeeyay u Xidhnaa Maayarka Berbera DAAWO

Laascaanood 23. December 2017(SDN/Q):-Qaar ka Mid ah Suxufiyiinta Gobolka Sool ayaa ka Hadlay Mid ka mid ah Weriyeyaasha ka hawlgala Gobolka Saaxil Gaar ahaan Magaaladda Berbera oo Mudooyinkii u danbeeyay Xidhnaa iyadoo Xadhigiisa la sheegay inuu ka danbeeyay Maayarka Magaaladda Berbera.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

”Culimada dowlada Taageersan Waxba kama duwana Al-Shabaab” Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdi-shakuur

Muqdisho 23. December 2017(SDN/Q):-Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ahna guddoomiyaha Xisbiga Wadajir ayaa markii ugu horeysay shir jaraaid ku faahfaahiyay weerarkii xiidamo ka tirsan Nabad sugida Soomaaliya ku qaadeen xaruntiisa magaalada Muqdisho. C/shakuur oo ay hareerahiisa fadhiyeen qaar ka mid ah Madaxda Xisbigiisa ayaa sheegay in lagu soo qaaday weerar socday mudo nus saac ah isla […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

”Hanti Dhawraha Guud ee Qaranku waxa uu Doonayaa inuu Caqliga 82-ka Xildhibaan ee Golaha Wakiiladda inuu Ku Ciyaaro”Xildhibaanada Golaha Wakiilada oo sidii ugu adkayd uga hadlay Xisaab xidhkii 2016 ee Golaha Hantidhawruhu u soo gudbiyey DAAWO

Hargaysa 23. December 2017(SDN/Q):-Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shirgudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Mudanayaashu waxay si adag uga hadleen Xisaab Xidhka Miisaaniyadeed ee 2016 oo uu Golaha u soo gudbiyey Hanti dhawrka guud ee Qaranku.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Golaha Guurtida Somaliland oo Maanta Warbixin ka Dhagaystay Gudi Hoosaadka Arrimaha Bulshadda ee Golaha Guurtida DAAWO

Hargaysa 23. December 2017 (SDN/QJ):-Fadhigii Maanta ee Golaha Guurtida oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Xildhibaanada Golahaasi Waxay Warbixin kaga Dhagaysteen Gudi hoosaadka arrimaha Bulshadda ee Golaha Guurtida.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Dastuurka Somaliland Cid Kale Ha Dumisee In Anu Maalin Walba Laabta Kaga Tumano Ma Ah Golahana Ceeb Ayay Ku Tahay…”Xildhibaan Qabile DAAWO

Hargaysa 23. December 2017(SDN/Q):-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa sheegay in cay iy fadeexad ku tahay in Golaha la horkeeno Arrimo dhowra oo uu sheegay inay ka mid yihiin.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiir Cusub oo Ka Mid ah Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi oo Maanta Laga Qaaday Xasaanadii Golaha Wakiiladda ee uu Hore uga Tirsanaa DAAWO

Hargaysa 23. December 2017(SDN/Q):-Wasiirka cusub ee wasaaradda biyaha Somaliland Saleebaan  Yuusuf Cali Koore oo hore u ahaa Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Maanta golahaasi ka aqbaleen codsi ah in uu iska casilay Xildhibaanimada golahaasi ka dib markii Madaxwyane Muuse Biixi Cabdi uu ku soo daray liiska Golahiisa Wasiiradda.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Ninba Meel Uu Ka Soo Galaba (Xukumadda Muuse Biixi) Waa Lagu Soo Noqon Doonaaye Waxba Ha Deg Degina” Wasiiraddii Hore Ee Siilaayo DAAWO

Hargaysa 23. December 2017(SDN/Q):-Golaha Wasiiraddii Xukumaddii Madaxwayne Siilaayo ayaa kulan Qado sharaf ah uu u sameeyay Madaxwaynahii hore Mudane Axmed Siilaayo waxaa hakaasi laga soo jeediyay hadalo duur xul iyo kaftan ahaa…

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya oo Sannadka Cusub lasoo Wareegeyso Maamulka Hawada & Aamusnida Somaliland

Muqdisho 23. December 2017(SDN/Q):-Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo in muddo ah ku howlaneyd sidii Soomaaliya ay ula soo wareegi laheyd maamulka hawada ayaa sheegtay inay dib u dhis ku sameysa qalabkii lagu hagi lahaa hawadda Soomaaliya oo in muddo ah ka maqnaa gacanta dowladda. Sida ay kusoo warrantay wakaaladda wararka ee SONNA, wasiirka gaadiidka iyo duulista […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »