Home » 10:01 pm Entries posted on “June, 2018”

Xorriyadii laga qaatay gumaystahii maxay dhashay 26june 1960?

Habeenkani wuxuu ahaa habeen suman gooniya lahaa, farxad, raynrayn, rajo, iyo yidiidilo laga qabay soomaali mid ah, dawlad ahaan, iyo dal ahaanba. Taasi ma dhaboobin, ama muran ayay gashay ayaynu odhan karnaa, sababo siyaasadeed, iyo saluug yimi awgeed. Wali halkiiba la taagan yahay, manaan ka dhaqaaqin, umana jeeddano? Horumar, iyo muuqasho aanu filkaayo kula tartano […]

Posted in Features | Read More »

Dadku waa isku seegi karaa aragtida siyaasiga ah, se iskuma seegi karaan dad jecel, iyo dal jecel!!!

Dadka way kala aragti duwan yihiin taasna alle ayaa inoo abuuray, in aynu isku si wax u wada arki wayno, mararka qaar waxa abuuri karta deegaanka, ama dabeecada aad la nooshahay in ay ku farto waxyaabbo la yaab leh , sida oo kale shaqooyinka la qabto waa loo kala adkaaysi badan yahay, waxa aad arki […]

Posted in Features | Read More »

Konton dhallinyaro ah oo u dhashay Somaliland oo Shalay loo diiday in diyaaradii Siday ay Soo fadhiisato Madaarka Cigaal iyadoo Markii danbe laga dajiyey Madaarka Garowe!!

Hargaysa 03.June 2018 (SDN/QJ):- Shalay galab ayaa Konton dhallinyaro ah oo laga soo celiyey Dalka Liibiya una dhashay Somaliland ay diyaaradi ka soo qaaday Magaaladda Muqdisho,Diyaarada Siday dhallinyaradan ayaa Galabnimadii Shalay Waxay rabtay inay soo fadhiisato Madaarka Cigaal ee Caasimadda hargaysa. Kontonkan dhallinayarada ah ee u dhashay Somaliland ayaa qayb ka ahaa dhallinyaro badan oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »