Home » 6:14 pm Entries posted on “January, 2022”

Beesha Caalamka oo Madaxweyne Biixi ka dalbatay cadeynta kala horeynta Doorashooyinka sanadkan

Hargeysa (qurbejoog) – Xubno ka mid ah beesha caalamka oo dhawaan booqday magaalada Hargeysa ayaa ka dalbaday Madaxweyne Biixi in uu kala cadeeyo sida ay u kala horeeyaan doorashooyinka dalka. Xubnaha oo Somaliland ku amaanay doorashooyinka isku sidkanaa ee Baarlamaanka iyo Degaanada ayaa sheegay in Guddida doorashooyinka loo dabo fariisto mudeynta doorashooyinka dalka iyo kala […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

XOG-Axsaabata Mucaaridka oo ka tabaabusheysanaya dhisida dawlad iyagu gaar u leeyihiin

Burco (qurbejoog)- wararka naga soo gaaraya magaalada Burco ayaa sheegaya in axsaabta mucaaridka ay halkaa ka wadaan dhaqdhaqaaqyo looga arinsanayo xaalada dalka, khaasatan damaca Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu ku doonayo in xisbiyada niaam sharciga baalmarsan u burburiyo isla markaana uu mudada ku kororsado. Wararku waxa ay sheegayaan in Mucaaridku ay isu diyaarinayaan sidii arinkaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »