Home » 5:28 am Entries posted on “February, 2023”

DAAWO: Siyaasi Yoonis Xasan Cabdi Kheyre: Reer Yoonis haka bexeen dagaalka Laascaanood

Toronto Feb 20, 2023 (QJ) – Siyaasi Yoonis Xasan Cabdi Kheyre oo sheegay dagaalka qura ee xaqa ah waa ka Muuse Biixi dalka looga saarayo, ciidamada Beeshana angaa kafaale qaadeyna, Garaadaduna hanaga war sugeen.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

Beel iyo xildhibaan ka deyriyay dagaalka Laascaanood

Hargeysa Feb 19, 2023 (QJ) – Madax dhaqameedka beesha Garxajis ee Somaliland ayaa soo saaray bayaan ku saabsan colaada ka taagan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Waxa ay ugu baaqeen xukuumadda Somaliland ee uu gadhwadeenka ka yahay madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Muuse Biixi Cabdi in ay xil iska saarto arrimahan. Kulan ay maanta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somalia’s President attends AU summit

Addis Ababa Feb 18, 2023 (QJ) – The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, is in Addis Ababa to participate in the 36th session of the African Union Summit. The summit, attended by African Heads of State and other leaders, aims to review the African Union’s progress, the implementation of the […]

Posted in news in English | Read More »

Las’anod crisis: UNFPA Somalia raises alarms on the devastating impact on women and girls

The escalating conflict in Las’anod is yet another crisis facing Somalia, a country already grappling with a severe drought and ongoing security challenges. Las’anod city is currently in the midst of a deadly conflict that has resulted in over 170 people being killed and over 500 injured in Las-anod thus far. This includes seven children […]

Posted in news in English | Read More »

Maxaa kala qabsaday Maxamuud Xaashi iyo Muuse ka dib kulankii Madaxtooyada

Hargeysa Feb 15, 2023 (QJ) – Kulan dhawaan ku dhexmaray madaxtooyada ururada siyaasada iyo Madaxweynaha Somaliland ayaa waxa isku afdhaafay madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Muuse Biixi iyo Guddoomiyaha Buul-hunguriga Kaah Maxamuud Xaashi. Kulanka dabadii ayaa waxa doodi ka dhalatay cida u hadleysa Buul-hunguriyada, Maxamuud Xaashi oo isu heysta in uu yahay ka ugu tunka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Las Anod fighting intensifies

Las Anod Feb 15, 2023 (QJ) –  Heavy fighting is taking place in the suburbs of the city of Laascaanood, the capital of Sool region. The conflict involving the Somaliland army and local militias erupted on the 9th day of clashes. Somaliland forces and local militias have been reported to be fighting on the outskirts of […]

Posted in news in English | Read More »

Somaliland Clerics call for an end to Las Anod fighting

Las Anod Feb 13, 2023 (QJ) – Religious leaders in Somaliland have called for an end to the conflict in Laascaanood, while also urging both sides to honor the ceasefire agreement. The clerics expressed support for peacebuilding and reconciliation efforts, and stressed that the ongoing fighting only leads to more destruction and loss. They called on […]

Posted in news in English | Read More »

Ma dhabaa in Xildhibaan Axmed Khaliif heego baadi goobeyso

Hargeysa Feb 12, 2023 (QJ) – Warka naga soo gaarya ilo wareedyo ka agdhow Xildhibaan Axmed Khaliif ayaa noo sheegay in Xildhibaanka oo ka baqa qaba in ay qabtaan koox ka carootay dhalilihii shalay uu ku garaacay Muuse Biixi uu ku dhuumaaleysanayo magaalada Hargeysa. Kooxdan caadifadu ilowsiisay in Axmed Khaliif yahay Xildhibaan laga soo doorto […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Duqeynta Laascaanood oo weli socta

Laascaanood Feb 12, 2023 (QJ) – Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxaa ka dhacay dagaal khasaare geystay, kadib markii maalmihii la soo dhaafay ay xiisado colaadeed. Dagaalka ayaa socday muddo saacado ah, kadib markii maamulka Somaliland uu ka dhaga adeygay heshiis xabad joojin ah, kaasoo sababay gacan ka hadal ka dhacay magaalada. Dagaalkan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

UN to build an office in Dhusamareb

Dhusamareb Feb 11, 2023 (QJ) – Today, the President of Galmudug State, Ahmed Abdi Kariye (Qoor Qoor), has signed a land lease agreement with the United Nations office represented by the UN Deputy Special Representative for Somalia, Kiki Gbeho. The signing ceremony of the agreement took place at the Galmudug Presidential Palace, attended by members […]

Posted in news in English | Read More »