Home » 8:12 am Entries posted on “February, 2023”

Mareykanka: Waa lala xisaabtamayaa cida amartay dilka Shacabka Laascaanood

Washington Feb 25, 2023 (QJ) – War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Arrimaha Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maraykanka oo lagu baahiyey barta Twitter-ka ayaa lagu sheegay in lala xisaabtami doono dadkii ka dambeeyey dagaallada magaalada Laascaanood oo socda muddo saddex todobaad ah, isla markaana ay ku lug lahaayeen ciidamada Somaliland iyo xoogagga ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Tirakoobka dadka ku dhintay Laascaanood oo la shaaciyay

Laascaanood Feb 24, 2023 (QJ) – Dagaalo ka dhacay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ayaa sababay dhimashada in ka badan 96 qof, sida uu sheegay agaasimaha isbitaalka Laascaanood. Axmed Maxamed Xasan oo ah madaxa isbitaalka weyn ee magaalada Laascaanood ayaa sidoo kale ka warbixiyey dhaawacyada in ka badan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Doorada Baarlamaanka Jabuuti oo la qaadacay

Djibouti Feb 24, 2023 (QJ) – Shacabka Jabuuti ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta doorashada baarlamaanka dalkaas oo ay qaadaceen xisbiyada mucaaradka ah ee dalkaas. Xisbiga talada haya ee UMP oo uu hoggaamiyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ah xisbiga kaliya ee ugu weyn ee ku tartamaya doorashada, waxaana la filayaa inuu ku guuleysto. Ku dhawaad […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mareykanka oo ku adkeystay joojinta dagaalka Laascaano

Hargeysa Feb 24, 2023 (QJ) Wafdi ka socda safaaradda Mareykanka ee Muqdisho oo uu hoggaaminayo Siihayaha Safaaradda Tim Trenkle ayaa maanta soo gaaray magaalada Hargeysa. Kulan dhexmaray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Tim Trenkle, ayaa looga hadlay sidii xal looga gaari lahaa colaadaasi iyo gurmad loo fidin lahaa dadka ku dhibaateysan magaalada Laascaanood. Dawladda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gollaha Amaanka oo dhegeystay warbixin ku saabsan Laascaanood

NY Feb 23, 2023 (QJ) – Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Kiki Gbeho ayaa Gollaha Amaanka ee Qaramada Midoobey uga wartay xaalada Magaalada Laascaanood Hadalkeedan waxa ka mid ahaa “Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxaa weli ka socda dagaalladii ka bilowday 6-dii bishan February, waxaana ay sababeen baahiyo bini’aadantinimo oo kordhay. Qiimayn ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xildhibaano ku eedeeyay Muuse Biixi denbiyo dagaal

Mogadishu Feb 21, 2023 (QJ) – Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo ka soo jeeda Gobolka Sool ayaa ku baaqay in uu baaritaan lagu sameeyo, isla markaana uu wax laga qabto dhibaatooyinka ka taagan Magaalada Laascaanood. Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Madaxweynaha Somaliland ku eedeeyay in uu amar ku bixiyay in la weeraro magaalada Laascaanood. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Federal MPs demand Las Anod accountability

Mogadisho Feb 21, 2023(SD) – A group of parliamentarians from Sool region has called on the President of Somaliland to investigate and bring to justice those responsible for the recent violence in the city of Las Anod. A member of the Somali Parliament, Abdullahi Roble, accused the President of Somaliland of ordering his troops to attack […]

Posted in news in English | Read More »

Las Anod fighting continues into 15th day

Las Anod Feb 20, 2023 (SD) – News Laascaanood indicates that the conflict between the Somaliland army and the local militias in the Sool region continued into its 15th day. Today, the clashes erupted again in the outskirts of Laascaanood, and reports indicate that this latest attack has the potential to cause further damage to the […]

Posted in news in English | Read More »

Puntland leadership to face parliament over Las Anod violence

Garowe Feb 20, 2023 (QJ) – The Speaker of the Parliament of the State of Puntland, Mr. Abdirashid Yusuf Jibril, chaired the 2nd meeting of the Standing Committee today, which was held at the Parliament. During the meeting, the Members discussed various issues including the situation in the city of Laascaanood and the upcoming Puntland election. […]

Posted in news in English | Read More »

Himilo Party rejects federal and local term extentions

Mogadishu Feb 20, 2023 (QJ) – Himilo Party, led by the former president of Somalia Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, has opposed the plan to extend the tenure of the Federal and Local Government of Somalia. A statement issued by the Himilo Party stated that it is unfortunate that the Federal and the regional governments of the […]

Posted in news in English | Read More »