Home » 10:03 pm Entries posted on “August, 2023”

Kulan looga hadlayay xaaalada aminiga oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho August 06, 2023 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shir-gudoomiyey shirka Golaha Amniga Qaranka, kaas oo looga hadlay hirgelinta qorshaha amniga dalka iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Madaxweynaha ayaa ku nuux-nuux saday muhiimadda ay leedahay doorka Taliyeyaasha Ciidammada Qalabka Sida ee sugidda amniga dalka iyo sidii loo sii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

SSC-Khaatumo oo madaxweyne dooratay

Laascaanood August 06, 2023 (QJ)- Golaha dhexe ee maamulka gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn oo sidoo kale loo yaqaan Khaatumo ee Soomaaliya, ayaa maanta ku dhawaaqay natiijada rasmiga ah ee doorashada guddoomiyaha maamulkaasi. Munaasabaddan ayaa ka dhacday magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Doorashada ayaa waxaa ka qeyb galay labo musharax oo kala ah Cabdulqaadir […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxamed Kaahin oo Afka Furtay iyo H/Jeclo oo qarka u saaran in ay Jabhad ku dhawaaqaan

Hargeysa Augost 05, 2023 (QJ) – Kulan ka dhacay Xaafadtooyada Hargeysa ayaa lagu falanqeeyay saameynta jabhada Gacan-libaax ku yeelatay xukunka Muuse Biixi iyo sidii beesha H/Jeclo dagaalka laabta ugu sii deyn laheyd. Muuse Biixi, Saleebaan Gaal iyo Maxamed Kaahin oo isu keliyeystay ayaa ka hadlay cagojiidka H/Jeclo iyo waxa laga yeeli karo. Huwanta Hargeysa ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shaqaala ajaanibka ee ka hawlgala Dekeda Berbera oo ka walaacsan Jabhada ku sii siqeysa aagaas

Berbera August 03, 2023 (QJ) – Sida ay noogu soo warameen qaar ka mid ah masuuliyiinta ka hawlgala dekeda Berbera, waxa labadii maalmood ee u danbeeyay walaac soo wejahay shaqaalada ajaanibka ah ee dekedda Berbera ka hawlgala. Shaqaalaha Ajaanibka oo dawladoohooda la xiriiray ayaa dalbaday daadgureyn degdeg ah ka dib kolkii ay soo baxday in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »