Uncategorized

Xaaji Cabdi Waraabe oo Xukuumada iyo Qurbejooga ugu baaqay in la Taageero Aasaaska Maktabad qaran {DHAGAYSO}

Hargaysa 11.Aug (SDN) Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland Xaaji C.kariin Xuseen Cabdi Waraabe ayaa maanta Sheegay in Gole ahaan ay qaybtooda ka qaadan doonaan hirgalinta aasaaska maktabada qaranka oo laga hirgalinayo Caasimada hargaysa.

Xaaji Cabdi Waraabe oo la  hadlayay Warbaahinta ayaa Sheegay inay soo dhawaynayaan Maktabad qaran oo qaban qaabadeedu ay hada ka socoto magaalada hargaysa taas oo uu xusay inay qayb libaax leh ka qaadan doonto Kobcinta aqoonta iyo inay bulshadu ka faa’iidaysto.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/odaycabdiwaraabe.mp3″]
Halkan Guji si aad Mobilkaaga uga dhagaysato hadalka X.Cabdi waraabe

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com