Uncategorized

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo dhagax dhigay Jidkii ugu Cabashada badnaa ee Gobolka Sanaag loo marayay iyo Khudbad uu ka Jeediyay {DHAGAYSO}

Burco 16.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa Maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Wado laami ah oo isku xidhi doonta Magaalooyin ka Ceerigaabo iyo Burco.

Munaasibada dhagax dhigida Wadadan oo ka dhacday Deegaanka Ina Afmadoobe waxaa ka hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Tilmaamay faa’iidada ay Wadadani u yeelan doonto isku xidhka Gobolka sanaag iyo Togdheer waxaanu Madaxweynuhu balanqaaday in Xukuumadiisu ay dadaal weyn u galayso sidii ay u dhamaystiri lahayd Wadadan.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Madaxweynaha
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/DhagaxdhigaWadadasanag.mp3″]
Burco SDN.

Qurbejoog.com