Uncategorized

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qayb galay Dufcadii 8aad ee Ka qalin Jebisa Jaamacada Golis ee Burco {DHAGAYSO}

Burco 16.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Horkacayay ayaa maanta magaalada Burco kaga qayb galay Arday ka qalin jebisay Jaamacada Golis faraceeda Magaalada Burco.

Madaxweynaha oo Madashii Shahaado bixinta ardaydaas ka hadlay ayaa iftiimiyay Qiimaha ay aqoontu u leedahay dalka iyo doorka ay ka qaadanayso Horumarka uu Qarankani higsanayo,Mudane Siilaanyo waxa uu ku dhiirigeliyay in dhalinyarada ka qallin jebisay Jaamacada Golis aanay ka Hamo dhigin sidii ay dalkooda wax ugu qaban lahaayeen.

Halkan Guji oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalka Madaxweynaha ee Jaamacada Golis
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/MadaxweyneSiilaanyoGolis161.mp3″]
Burco SDN.

Qurbejoog.com