C/ casiis Bashiir nuur hadaad aabahaa shaqo uu donayso jagooyinku way ka badan yiihin tan cukuse lo dhibaay. Lakiin horta ya xil qaran loo dhibaa? Qofka aad u ololaynayso inuu xil qabto waa la garanayaa see ma helaayo?
Maxa yelaay waxa layidhi; “ ninka aad kabahaaga ka tolanaysid kabiihisa ay la eega marka hore” waxay tahay mah maah Somaliyeedna ( lugtu hadday Jeeniga dhafto way Jabtaa.)
Waxa kale oo aan kuu shegayaa inaad Is dhagaysato maxa yelaay waax ad kuu shegtay maqaalkaga inay siyasadu ledahay kol ba waji. Sida darted Cabdilahi kii uu ku shegay shirka jara iid wakhtigii riyale waa uu saxsanaa oo waa markaa siyasadii tagnayd. Imikana wuu saxsanyahay . Cabdilahi Maxamed Dahir waa nin huwan karamo iyo sharaf khibrad na uu leh xilka u hayo
Hadaan uu daadago dulucda hadalkayga C/casiisow waan kuu aqaana anigu adiga nocagaas oo kalana dadka inay wax ka shegaan uma haboona , maxaa yeelay tariikhda hal kaad kaga jiirto waan ogahay adna waad ogtahay, lakiin waan ka xumahay inaad wax ka sheegto dad karaamo leh ee qaranka loo doortay kuwaas oo cisi iyo sharafba ilahay ku manaystay ,adigu se waxaad tahay kama sheegaayo halkan maxa yelaay waxa layidhi “ hadaad ceeb as turto waxa la astura laabiyo toban ad ledahay”.
Waad ogtahay 2011 wixii reerkiina ku dhacay marka adiga oo og taas maa kugu yaalaa af aad dadka ku caydo? Waxan kugu la talin lahaa inaad iska aamusto hadii kale
Cabdilahi maxamed dahiir waxa weye wasiir is kuu darsaday codkar hadal caad dacad iyo waxqabad dhaab ah.
Waxan ka makhratii kacaaya inu yahay ninka hadii meel lodiro madax wayna ha iyo qaaran kuu ba kaga a gaam ayaan waxan ka makhrati kacaya xidhiidh ka qaliga ah ee uu la soo sameyaay Ethiopia
Waxaan somaray Jigjiga 2010 ani gaa oo ka imii Sweden . wixii nagadhaay kama she kayn karo waxanuu oy nay ilmo dhiig leeh dad kii reer Somaliland o dhaan sidii naloo silcinayay.
waxan kuu jiraay dad kii ka murara dilacayay lakiin ku masan jogiin sidaa ee waxan hadaana so maraay 2013 julay aniga oo og sidaa nalo bahdilayo lakiin nasiib wanag waax naalo so dhweyay sii cajiba ah aniga oo layabaan halkay saladuu ka xiidh mi iladahay ayaan waxan la kulmay fananad a layidha khadra dahiir waxay ii sheegtaay in nin ka layidhaa cukuse inuu gogashan ino dhiigay waxay ii sheegtay in dad ka reer Jigjiga odhamii ay manta sharaf wayn u hayaan dad ka reer Somaliland odhan o anya jirin wax Somaliland nacayba ah aniga o layabaan taa oo rumaysan laa on leyahay meshanii miyanaay ahaayn meshii ayaa waxaan la kuulmay
madaxwaynah kilal ka shaand dabadeto is gaa af kisa iga shegaay inu cukuse yahay nin qaliya. Kana shaqeeyay cilaqaad kaa Somaliland iyo kilal ka shanaad . Wuxu i gu yidhii markaad Jigjiga jogto waaxad dareenta inaad Somaliland Jogto.
Waxan leyahay dadka basaborka yar sita ee donayaa inay Jigjiga Soomaran waad soomarii kaartan.
Waxa inoo salaxaay wadada ilahaay cimrigiisa ha dheereye wasiir ka warfafinta Cabdillahi Maxamed Dahiir illahay haa xiifdiyo
Wasirka Warfafinta waxa qabad kii suu ad iyo ad ayuu u muuqda maxa yelaay in tii uu jogay wuxu qabtaay wax badaan waxa weeye wasir kii ugu horeyaay ee furay idacada quranka kariimka ah wakhtigii Ramadanta wana laa oga sidii loga duceyay masjidada hargaysa .
waxa kalo u qabtaay inu bilabay masiid ay kuu tukadan dad ka idacada ka shaqeeya mar kuu arkay in anaay ku filnayn masjid kii horee. Waxa kale oo uu ka bilabay xafisyo cusuub wasiir kuu waxa weyee niin ka shaqeeya horumarka dalka.
Sida qalibak waxa uu jeclayahay marka xiil lodhibo inuu waax lataban karo kaa tago isa goo marwalba ku hamiya inuu horumar gadh siyo kolba mesha uu jogo.
Wasiir cukuse waax uu ah nin ku jiray saxafada 22kii sanadod ee uu dan beyaay. Ahana ku waa uguu firfiir coon walina an loga yedhiin isteshiin bilays waxaas aya laguu garta suxu figaa wanaag saan.
Halkaan ku ma so kobi karoo waax qabd kiisa waa nin ka waayn in laguu sheego maqaal lakiin tarikh du iyaad is qorta waxanan huba inuu yahay daadka legacy giisa ladhigii dono library yada
Markaa waxaan donaya inaan halkaan ka cadeeyo inaay daad ka reer Somaliland ay siyasiyintoda ay kuu fanaan in kas too shacab kaas taba leyahay dad ku xajimoda waxa wanagsan lakiin dad ka in taa ficaan aya badaan. Ka xuumanta ka shaqeeya naa waxan leyaahay
Kii lagaga Fawsoow, waxaad filatay haw qaylin
( Aboorku inta aanu kugu tufin ayaa lagu tufaa)
Qalinkii : xaliimo maxamed
