Uncategorized

Wasiir Cukuse is kuu darsaday codkar hadal caad dacad iyo waxqabad dhaab ah.

C/ casiis   Bashiir nuur hadaad aabahaa shaqo uu donayso jagooyinku way ka badan yiihin tan cukuse lo dhibaay. Lakiin horta ya xil qaran loo dhibaa? Qofka aad u ololaynayso inuu xil qabto waa la garanayaa see ma helaayo?

 

Maxa yelaay waxa layidhi; “  ninka aad kabahaaga ka tolanaysid kabiihisa ay la eega marka hore”   waxay tahay  mah maah Somaliyeedna  ( lugtu hadday Jeeniga dhafto way Jabtaa.)

Waxa kale oo aan  kuu shegayaa  inaad Is dhagaysato maxa yelaay waax  ad kuu  shegtay maqaalkaga inay siyasadu ledahay kol ba waji. Sida darted Cabdilahi  kii uu ku shegay shirka jara iid  wakhtigii riyale waa uu saxsanaa oo waa markaa siyasadii tagnayd. Imikana wuu saxsanyahay . Cabdilahi Maxamed Dahir waa nin huwan karamo iyo sharaf khibrad na uu leh xilka u hayo

Hadaan uu daadago dulucda hadalkayga  C/casiisow waan kuu aqaana anigu adiga nocagaas oo kalana dadka inay wax ka shegaan uma haboona , maxaa yeelay   tariikhda hal kaad kaga jiirto waan ogahay adna waad ogtahay, lakiin waan ka xumahay inaad wax ka sheegto dad karaamo leh ee qaranka loo doortay kuwaas oo cisi iyo sharafba ilahay ku manaystay ,adigu se waxaad tahay kama sheegaayo halkan maxa yelaay  waxa layidhi “ hadaad ceeb as turto waxa la astura laabiyo toban ad ledahay”.

Waad ogtahay 2011 wixii reerkiina ku dhacay marka adiga oo og taas maa kugu yaalaa af aad dadka  ku caydo? Waxan kugu la talin lahaa inaad iska  aamusto hadii kale

Cabdilahi maxamed dahiir waxa weye wasiir is kuu darsaday codkar hadal caad dacad iyo waxqabad dhaab ah.

Waxan ka makhratii kacaaya  inu yahay ninka  hadii meel  lodiro madax wayna ha iyo qaaran  kuu ba kaga a gaam ayaan waxan ka makhrati  kacaya xidhiidh ka qaliga ah ee uu la soo sameyaay Ethiopia

Waxaan somaray Jigjiga 2010 ani gaa oo ka imii Sweden . wixii nagadhaay kama she kayn karo waxanuu oy nay ilmo dhiig leeh dad kii reer Somaliland o dhaan sidii naloo silcinayay.

waxan kuu jiraay dad kii ka murara dilacayay lakiin ku masan jogiin sidaa ee waxan hadaana so maraay 2013 julay aniga oo og sidaa nalo bahdilayo lakiin nasiib wanag waax naalo so dhweyay  sii cajiba ah  aniga oo layabaan halkay saladuu ka xiidh mi iladahay  ayaan waxan la kulmay fananad a layidha khadra dahiir waxay ii sheegtaay in nin ka layidhaa cukuse inuu gogashan ino dhiigay waxay ii sheegtay in dad ka reer Jigjiga odhamii ay manta sharaf wayn u hayaan dad ka reer Somaliland odhan o anya jirin wax Somaliland nacayba ah  aniga o layabaan taa oo rumaysan laa on leyahay  meshanii miyanaay ahaayn  meshii  ayaa  waxaan la kuulmay

madaxwaynah kilal ka shaand dabadeto  is gaa  af kisa iga shegaay inu cukuse yahay nin qaliya. Kana shaqeeyay  cilaqaad kaa Somaliland iyo kilal ka shanaad . Wuxu i gu yidhii markaad Jigjiga jogto  waaxad dareenta inaad Somaliland Jogto.

Waxan leyahay dadka basaborka yar sita ee donayaa inay Jigjiga Soomaran  waad  soomarii kaartan.

Waxa inoo salaxaay wadada ilahaay cimrigiisa ha dheereye wasiir ka warfafinta Cabdillahi Maxamed Dahiir illahay haa xiifdiyo

Wasirka Warfafinta waxa qabad kii suu ad iyo ad ayuu u muuqda  maxa yelaay  in tii uu jogay wuxu qabtaay wax badaan waxa weeye wasir kii ugu  horeyaay ee furay idacada quranka kariimka ah wakhtigii Ramadanta  wana laa oga sidii loga duceyay masjidada  hargaysa .

waxa kalo u qabtaay  inu bilabay masiid ay kuu tukadan dad ka idacada ka shaqeeya mar kuu arkay in anaay ku filnayn masjid kii horee. Waxa kale oo uu ka bilabay xafisyo cusuub wasiir kuu waxa weyee niin ka shaqeeya horumarka dalka.

Sida qalibak waxa uu jeclayahay marka xiil lodhibo inuu waax lataban karo kaa tago isa goo marwalba ku hamiya inuu horumar gadh siyo kolba mesha uu jogo.

Wasiir cukuse waax uu ah nin ku jiray saxafada  22kii sanadod ee uu dan beyaay. Ahana ku waa uguu firfiir coon   walina an loga yedhiin isteshiin bilays waxaas aya  laguu garta suxu figaa wanaag saan.

Halkaan ku ma so kobi karoo waax qabd kiisa waa nin ka waayn in laguu sheego maqaal lakiin tarikh du iyaad is qorta waxanan huba inuu yahay daadka legacy giisa ladhigii dono  library yada

Markaa  waxaan donaya inaan halkaan ka cadeeyo  inaay daad ka reer  Somaliland ay siyasiyintoda ay kuu  fanaan in kas too  shacab kaas taba leyahay dad ku xajimoda waxa wanagsan lakiin dad ka in taa ficaan aya badaan. Ka xuumanta ka shaqeeya naa waxan leyaahay

Kii lagaga Fawsoow, waxaad filatay haw qaylin
( Aboorku inta aanu kugu tufin ayaa lagu tufaa)

 

Qalinkii : xaliimo maxamed