London 18Sep13 (SDN) Musharraxa Kursiga Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Jamal Cali Xuseen Oo Waraysi Siiyey HCTV Kana Jawaaby Su´aalo Xasaasiy Oo La Waydiiyey DAAWO Waraysigan oo arrimo badan oo kalena kaga hadlay ayaa waxaa la yeeshay Wariye Kuraase oo ku macsuumay Barnaamijka HAL-ADAYG Daawasho Wacan
