Uncategorized

Mudaharaad Khasaare Sababay oo ka dhacay Magaalada Ceerigaabo,iyo Bando lagu soo rogay Magaaladaas {DAAWO}

Ceerigaabo 20.Sep 2013 (SDN)- Habeenkii Xalay ayaa Qaar ka Mid ah Beelaha Bariga iyo Koonfurta ceerigaabo dagaa waxay magaalada Badhtankeeda ku gubeen Taagiro iyogoo dhagaxaana ku xidhay ,Waxaa kale oo ay Rabshad Xoog ka dhex sameeyeen Gudaha Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta u ah Gobolka Sanaag.

Qadiyadan ayaa Gaadhay is rasaasayn ka dhacday Magaalada Ceerigaabo,iyadoo Arrintani  ka dhalatay lacagtii Shilling Somaliga ee dhawaan laga badalay Magaalada Ceerigaabo, taasi oo beelaha bariga iyo koonfurta sanaag ay ku gacan saydheen xukuumada iyo baanka dhexe oo lacagtaasi badalayey.

Ceerigaabo SDN.

Qurbejoog.com