Hargaysa 22.Sep 2013 (SDN)- Wasiiru-dawlaha Wasaaarada Maaliyada Somaliland Mudane Cismaan Saxardiid Cadaani ayaa Maanta si Faah Faahsan uga Waramay Safarkii dhawaan madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo uu ku tegay Gobolada dalka qaar ka mid ah, waxana uu sidoo kale jawaab kaga bixiye eedaymihii xubnaha mucaaradka ahi dusha ka saareen xukuumadda uu ka tirsan yahay.
Mudane Cadaani waxa kale oo uu ka hadlay xeerka Horumarinta waddooyinka ee Haatan horyaalla Golaha wakiillada somaliland, isagoo difaacay in Madaxtooyadu xaq u leedahay inay xeer noocaas oo kale ah gudbiso Golaha wakiillada.
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso hadalka Wasiirul dawlaha Maaliyada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/wasiircaddaani(1).mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
