Inaa lilaahu wa inaa ileyhi raajucuun.
Dhamaanteyo anagoo geerida yiqiinsan ogna in qofkastaa uu mawdka la kulmi doono,waxaanu tacsi u direynaa Wasiirkii hore ee Cadaalada S.land Adan Ahmed Elmi oo hooyadii ku geeriyootey magaalada Hargeisa, waxaanu Alle ka bareynaa inuu marxuumada janadii ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxdey samir iyo imaan ka siiyo… Aamin.
Waxaa tacsdia diraya.
Abdirashid Muse Ismail….Gudoomiyaha Jaaliyada S.land Norway
Osman Omar Dool
Mohamed Abdi Arab
Keyse Faarax Elmi (Keyse Arab)
Mohamed Abdi Arab
Keyse Faarax Elmi (Keyse Arab)
Ali Adan Daad… Ina Tubeec
Ahmed Heybe Ali (Ahmed Sayid)
Ahmed Heybe Ali (Ahmed Sayid)
AbdiRisak Muse Abdilahi
Said Barre Weerar
Abdirahman Diriye Faarah Tuur.
Waxa Tacsi taa la mida iyaguna diraya dhamaan Shaqaalaha Qurbejoog.com/somalidiasporanews.com iyo gidi akhrirtaashooda.
Waxa ay Marxuumada Ebbe SWT uga baryayaan in uu Janadii fardoosa ka waraabiyo,Aamiin
