Uncategorized

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Tilmaamay Kaalinta Xisbiga Kulmiye kaga Jiro Koboca Dimuquraadiyada,Iftiimiyayna doorka Shaqo ee Gudida Qaban Qabada Shirweynaha Xisbigaaas{DHAGAYSO}

Hargaysa 27.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Sheegay in Xisbiga Kulmiy Wada Jirkiisa iyo Wada Shaqayntiisu ay tahay Mid Ummadu wada Ogsoon tahay,Waxa uu Mudane Axmed Siilaanyo hambalyo u diray Hogaanka Xisbiga iyo Gudida Qaban qaabada Shirweynaha Guud ee Xisbiga Kulmiye.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa hadalkan ka jeediyay Madal ay maanta ku kulmeen Gudida Qaban qaabada Shirweynaha Xisbul Xaakimka Kulmiye ku yeesheen Magaaalada Hargaysa .

Guji halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalka Madaxweyne Siilaanyo
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/SiilaanyoKulmiye27.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com