Uncategorized

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland oo Sharaxaad ka bixiyay Qodobadii ay isku afgarteen Shirkada Genel Energy {DHAGAYSO}

HARGEYSA 20.Nov 2013 (SDN)-  Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay mas’uuliyiinta shirkaddii Sahaminta shidaalka ka waday gudaha Somaliland ee GENEL ENERGY.

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Jamhuuriyada Somaliland Dr Maxamed Biixi Yoonis ayaa Tafaasiil ka bixiyay Waxyaabihii ugu Mudnaa ee ay labada dhinac ka wada hadleen isagoo sheegay in kulankaas  si weyn la isugu afgartay waxyaabahii laga wada hadlay.

Guji halkan si aad Mobilkaaga uga dhagaysato hadalkii Wasiirka Arrimaha Dibada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Wasiirkaarimahadib20.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com