Uncategorized

Wejigii Labaad ee Dhismaha Wadada Cad oo Si Rasmi ah Maanta loo Shaaciyay {WARBIXIN DHAGAYSO}

Hargaysa 02.Jan 2014 (SDN)- Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada Somaliland ayaa Maanta ka Qayb galay Kulan lagu Shaacinayay Wakhtiga la bilaabi doono dhismaha Wejigii labaad ee Wadada Cad ee Deegaanka Qool Caday iyo Toon.

Xubnaha Wasiirada ah ee Kulankaasi ku Sugnaa Waxaa ka Mid ahaa Wasiirada Arrimaha Gudaha,Warfaafinta,Xanaanada Xoolaha,Horumarinta Miyiga,Wasiirul Dawlaha Madaxtooyada,iyo Wasiir ku Xigeenka Caafimaadka.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadaladii Madashii Kulankaas laga Jeediyay
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WadadaCad2j.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com