Hargaysa 07.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka arrimaha gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo uu weheliyaan taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa ku Wareejiyay Guddoomiyayaaasaha gobolada dalka gaadiidka sugidda nabadgelyada ee loo yaqaanno 99.
Munaasibada lagu qabtay Xarunta Taliska Ciidanka Booliska isla markaana ay Goob joog ka ahaayeen Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada,Saraakiisha Ciidanka Booliska iyo Marti Sharaf kale.
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Hadalkii Wasiirka
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Warancade07j.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
