Uncategorized

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Sheegay in Habeenadii u danbeeyay ay dhallinyaro Xabsiga ku Gureen lana Xukumay {DHAGAYO}

Hargaysa 07.Jan 2014 (SDN)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Tilmaamay Waajibaadka Ciidanka Booliska iyo faa’iidada ay Gaadiidka Sugida Amnigu u leeyihiin Ciidanka Booliska , Waxaa kale oo Taliyuhu Iftiimiyay hawl galo ay Ciidamadu Habeenadii u danbeeyay ay Fuliyeen .

vlcsnap-2014-01-07-19h05m54s137Taliyaha ayaa hadalkan ka Jeediyay Munaasibad Gudoomiyeyaasha Gobolada dalka lagu Gudoonsiinayay Gaadiidka Sugida Amniga ee 99 oo Lagu Qabtay Taliska Guud ee Ciidanka Booliska .

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalkii Taliyaha Booliska
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/TaliyeFadal07j.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com